U turjun:
Faruuryaha
Maqaarka ilaaliya siilka, kintirka iyo marinka kaadidaMarinka kaadidaDhammaadka marinka kaadida. Kaadida waxay uga baxdaa jidhka marinka kaadida. Xaalada haweenka waxay…Akhri wax badan. Haweenku waxay leeyihiin 2 labba faruurood: Faruurta dibada waxaa ku gadaaman timo oo way ka qaro wayn yihiin, faruurta gudaha kuma gadaamna timo oo way ka qaro yar yihiin.