U turjun:
Foosha
Nidaamka ka hor dhalmada. Mudada fooshaFooshaNidaamka ka hor dhalmada. Mudada foosha haweeneyda waxay leedahay isjiidyo oo waxaa furmaya…Akhri wax badan haweeneyda waxay leedahay isjiidyo oo waxaa furmaya albaabka ilmo galeenka (afka minka) . Marka afaafku si ballaadhan oo ku filan u furanyahay, ilma yar waa uu dhalan karaa.