U turjun:
Guurka
Xaflada iyo qandaraaska sharci ga ah kaas oo sameeya xidhiidhka sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan ah oo u dhexeeya 2 lamaaneLamaaneQofka aad la leedahay xidhiidh.Akhri wax badan. Lamaanaha waxa uu noqon karaa nin (nin xaas ah) iyo haweenay (haweenay xaas ah). Sidoo kale, gudaha Beljam inku waxa uu guursan karaa nin kale, ama haweenadu waxay guursan kartaa haweenay kale.