U turjun:

Isnadaamis

CaabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan maqaarka waxaa sababa xawayaan yar (dulinDulinXawayaan aad u ayar oo ku nool jidhka qofk'a, quuta guudkiisa oo saameeya.…Akhri wax badan). Isnadaamiska waxa uu sababaa cuncunCuncunDareemaya in la xadantaynayo maqaarka. Waxay kaa dhigtaa inaad doonayso xoqosho.Akhri wax badan badan, muhiim ahaan caloosha, xubinaha taranka, baabacooyinka gacmaha iyo maqaarka u dhexeeya faraha. Kiriim, kiniin, ama kiniino la qaato ayaa dawayn karo isnidaamiska.
Isnidaamiska waxaa lagu gudbin karaa dhexda galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan (STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan) waanu faafaa. Isnadaamiska sidoo kale waxaa lagu gudbiyaa taabashada maqaar ilaa maqaar.