U turjun:

Ka xidhidha dhalmada

Qaliinka loogu sameeyo ninka ama hawaynada inaanu dhalin. Dhakhtarka waxa uu jaraa dhuunta shahwadaDhuunta shahwadaNin kasta waxa uu leeyahay 2 tuumbo oo shahwadeed Unugyada shahwada waxaa laga…Akhri wax badan (ee ninka) ama waxa uu xidhaa dhuunta faloob (ee haweenka). Ka xidhida dhalmadu waa qaab ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan. Ka xidhida dhalmada waa laga noqon karaa, laakiin way adag tahay had iyo jeer ma guulaysato. Waxaa looga fekeraa qaab ku meel gaadh ah oo ka hortagga uurka ah.