U turjun:
Qorshaynta qoyska
Marka aad qorshayso qosykaaga, waxaad go’aansatay haddii, marka iyo inta ay leegtahay carruuta aad doonaysaa. Go’aaminta dareemadan si xor ah waa xaqa aadamaha Waxaad go’aansan kartaa inaad isticmaasho qaabka ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan marka aad qorshaynayso qoyska.