U turjun:
Sawirda altarasoonka
Baadhitaanka kaas oo ka muujiya uur jiifka shaashada. Dhakhtarka ama dhakhtarka dumarka waxa uu mariyaa jel siibsiibanaysa caloosha oo waxa uu dhaqaajiyaa qalabka altarasoonka guudka caloosha si uu u soo saaro sawirka uur jiifka. Dhakhtarku waxa uu fulin doonaa baadhitaanka altarasoonka dhowr wakhti muddada uurka si uu u hubsado uur jiifkaaga inuu caafimaad qabo iyo wakhtiyada qaarkood si loo go’aamiyo sinjigaSinjigaJinsigu wuxuu ku saabsan yahay doorarka iyo rajooyinka aynu bulsho ahaan ka leenahay…Akhri wax badan iyo taariikhda la filayo inuu dhasho.