U turjun:

Shayga wareegsan ee siilka la geliyo

Qaabka ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan (qaabka ka hortagga uurka). Caaga wareegsan ee siilka waa mid saafi ah, wareeg debcsan oo ka kooban hormoonada. Haweenay waxay gelin kartaa caaga wareegsan siilkeeda oo waxay isaga saartaa sida cusbiga dhiiga. Caaga wareegsan waxa uu ka ilaaliyaa uurka ilaa 4 todobaad.