U turjun:

Ugxandisaha

Unug ku yaala jidhka haweenayd'a kaas oo unugyada ugxanta bislaatay. Haweenaydu waxay leedahay 2 ugxan side. Ugxan sidaha waxay ku xidhantahay dhuunta faloob, taas oo aadda ilma galeenka.