U turjun:

Uur aan lagu talo galin

Marka ay hawaynadu uur leedahay oo aanay qorshayn in la uuraysto. Haweenaydu waxay go’aan ka gaadhi doontaa inay sii wado uurka oo ilmaha haysato, ama iskaga dhiibto korsasho. Waxay sidoo kale dooran kartaa inay ilmaha iska soo rido.