U turjun:

Xuubka bikirka

Girgir laalaab leh xaga afka siilkaAfka siilkaQaybta dibada ee xubinta taranka dhediga. faruurta, kintirka, kaadi mareenka iyo daloolka siilka…Akhri wax badan. Ma ahan shaabad taas oo xirta Siilka, laakiin qarka wuxuu yarayn karaa albaabka siilka ee laga soo galo. Qaabka iyo cabbirka ee qarka way kala duwan yihiin haween kasta. Dhakhtarka ma arki karo waxa ku salaysan qarkaan haddii naagta ay samaysay galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan.