Translate to:

Cudurka bakteeriyada siilka

CaabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Read more gudaha siilka ay sababtay bakteeriyaBakteeriyaNoole yar oo kaa dhiga inaad bukooto marka ay gasho jidhkaaga. Jamac: bakteeriya.Read more. Dheelitiranka asiidha ka ilaaliya siilka bakteeriyada xun dhib ayaa gaadhay. AstaantaAstaantaXalaamada ku tusta inaad qabto cudur amacaabuq, tusaale: xanuun, dheecaan, daal, burooyin.Read more ugu muhiimsan waa dheecaan ur qadhmuun oo soo baxa. Cudurka bakteeriyada siilkaCudurka bakteeriyada siilkaCaabuqa gudaha siilka ay sababtay bakteeriya. Dheelitiranka asiidha ka ilaaliya siilka bakteeriyada xun dhib…Read more waxaa lagu dawayn karaa dawooyin. Maaha cudurka galmadda lagu kala qaaddo(STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Read more).