Cudurka bakteeriyada siilka
CaabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan gudaha siilka ay sababtay bakteeriyaBakteeriyaNoole yar oo kaa dhiga inaad bukooto marka ay gasho jidhkaaga. Jamac: bakteeriya.Akhri wax badan. Dheelitiranka asiidha ka ilaaliya siilka bakteeriyada xun dhib ayaa gaadhay. AstaantaAstaantaXalaamada ku tusta inaad qabto cudur amacaabuq, tusaale: xanuun, dheecaan, daal, burooyin.Akhri wax badan ugu muhiimsan waa dheecaan ur qadhmuun oo soo baxa. Cudurka bakteeriyada siilkaCudurka bakteeriyada siilkaCaabuqa gudaha siilka ay sababtay bakteeriya. Dheelitiranka asiidha ka ilaaliya siilka bakteeriyada xun dhib…Akhri wax badan waxaa lagu dawayn karaa dawooyin. Maaha cudurka galmadda lagu kala qaaddo(STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan).