U turjun:

Dulin fayras ah

CaabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan guud ee ay sababto bakteeriyada. Dulinka fayraska waa caabuqa la iskugu gudbiyo galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan (STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan) aad ayayna u faahftaa. Inta badan ma sababto astaamo. Isticmaalka kondhom muddada galmadu waxay ka ilaalisaa dulinka fayraska ah. Dulinka fayraska ah waxaa lagu dawayn karaa antibiyootigaAntibiyootigaDawada lagula dagaalamobakteeriyada ku jirta jidhka. Antibiyootigu waxa uu noqon karaa kiniin, buddo…Akhri wax badan.