Cudurka waraabowga
CaabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan ay sababtay bakteeriyaBakteeriyaNoole yar oo kaa dhiga inaad bukooto marka ay gasho jidhkaaga. Jamac: bakteeriya.Akhri wax badan. Waraabowga waa cudurka galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan lagu kala qaado (STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan). Marka koowaad, boogBoogSoo kuusan ku yaala maqarka Boogtu waay leedahay qayb jilicsan oo leh dareere…Akhri wax badan ayaa ka soo baxda xubinta taranka, ama afka ama futada, ama inta u dhaxaysa badhyaha. Waxaa raaca finan ku yaala gudaga gacmaha, cagaha iyo dhabarka. Dhakhtarka waxa uu ku dawayn karaa waraabowga mudditaanada ah antibiyootigaAntibiyootigaDawada lagula dagaalamobakteeriyada ku jirta jidhka. Antibiyootigu waxa uu noqon karaa kiniin, buddo…Akhri wax badan.