U turjun:

Xubnaha galmada ee haweenka ee la arki karo

Xubnaha galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ee naagta ee la arki karo (dibadda) waa:

  • faruuraha dibadda;
  • faruurta gudaha;
  • furista siilka;
  • kintirka.

KaadiKaadiQashinka dareere ah kaas oo dadka jidhkooda ka soo saaraan dhexda kaadi mareenka…Akhri wax badan mareenka iyo dabadda qeyb kama ahan xubnaha galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan

Naagta waxay sidoo kale leedahay naaso. Ma aha xubnaha galmada laakiin waxay muhiim u yihiin naagta raaxda galmada iyo naas nuujintaNaas nuujintaHaweenayda waxay ku naas nuujinta ilmaheeda caano naaskeeda, halkii ay ka ahaan lahady…Akhri wax badan.

Haweenay jiifta iyaddoo luggaha kala fogaysay. Yoolku waa weeye xubinta taranka la arki karo.

Xubnaha galmada ee naagta ee la arki karo waa: 1. faruurta banaanka, 2. faruurta gudaha 3. furista siilka, 4.kintirka. Meesha kaadidu marto (5) iyo futada (6) kama mid aha xubinta taranka.

Faruurta iyo afka siilkaAfka siilkaQaybta dibada ee xubinta taranka dhediga. faruurta, kintirka, kaadi mareenka iyo daloolka siilka…Akhri wax badan

Afka siilka waa qaybo sida dibinta u eeg oo ilaaliya siilka, kintirka iyo xididka kaadida.

Haweenaydu waxay leedaha 2 labba faruurood:

  • Faruurta dibada: caadi ahaan waxa daboola timaha oo way ka qaro wayn yihiin faruurta gudaha.
  • faruurta gudaha: ma daboolaan timaha oo way ka qaro wayn tahay faruurta dibada. Way waynaan karaan ama ka yaraan karaa faruurta dibada.

Haweenka qaarkood waxay leeyihiin faruur gudaha ah oo ka soo baxda meel ka fog faruurta dibada. Haweenka kale waxay leeyihiin faruur dibada ah taas oo ay si buuxda u daboosho faruurta dibada. Waxay u eegyihiin waa u muhiim qaabka ay u shaqeeyaan.

Afka siilka waxa uu ku yaalaa dhexda faruurta gudaha.

KintirKintirXubinta aadka dareenka u leh kaas oo kor muuqda ee keliyaha kor furitaanka…Akhri wax badan

Kintirku waa xubin dareen badan oo ku taala dusha siilka, halka faruurta hoose ay isaga timaado.

Qaybta muuqata ee kintarka waxay leegtahay cabbirka shumburada. Qaybta ugu wayn waxay ku jirtaa hoosta maqaarka oo lama arki karo. Waxay leedahay labba laamood oo dhaadhaar gudaha faruurta dibada.

Inta badan haweenka waxay kacsadaan marka ay kintirka iyo hareerihiisa la taabto ama la salaaxo. Waxay haysan karaan hamad sare.

Dhaqamada qaarkood kintirka hablaha ama haweenka waa la jaraa ama kintirka si buuxda ayaa meesha looga saaraa. Tan waxaa loogu yeedhaa goynta xubinta taranka dhediga. Guddniinka fircooniga waxaa mamnuucay sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan Yurub.

Faahfaahinta kintirka leh: 1. qeybta la arki karo ee badhanka-oo kale, 2. qeybta weyn ee gudaha oo leh 2 qeyb.

Noocyada afafka siilka

Xubinta taranka sare ee haweenay kasta waxay u eeg yihiin kuwo kala duwan. Qaabka afka siilku u eegyahay muhiim uma aha qaabka ay u shaqayso.

Afaf siil oo kala duwan: tusaalaha 1

Afaf siil oo kala duwan: tusaalaha 2

Afaf siil oo kala duwan: tusaalaha 3

Afaf siil oo kala duwan: tusaalaha 4