U turjun:

Naasaha

Haweenka waxay leeyihiin labo naas kuwaas oo jilcan oo ku yalla horaadka jirkooda. Naas kastaa waxa uu ka koobanyahay:  

Baruur, qanjidhada caanaha sameeya iyo dhuumo ku jira naasahaNaasaha2 xubnoon ee haweenaydu ay ku quudiso ilmaha ka dib ummulida. Naasaha waa…Akhri wax badan:

  • qaanjiro naasley ah: xubno yar kuwaas oo saara caanaha naaskaCaanaha naaskaCaanaha ka yimaad'a naaskahaweenayda. Haweenku waxay ku quudan karaan ilmahooda caanaha naaskaAkhri wax badan;
  • dhuumo: tuumbooyin yar oo caanaha u qaada xaga ibtaIbtaKuus yar oo ku yaala dhexda ee qofka le'h naasaha. Haween iyo ragu…Akhri wax badan;

Ibta iyo aaga ibta ee dibada naaska:

  • ibta: wareeg yar oo ku yalla bartamaha naaska;
  • iibta; wareeg madow oo ku yalla ibta.

Haweenay taagan Xoog saarida naasaha.

Qeybo ka mid ah naasaha waxay ku yallaan: 1. qanjirada naaasha, 2. .tuubyada

Qeybo ka mid ah naasaha waxay ku yallaan banaanka: 3. ibta, 4. wareega.

Shaqada naasaha

Naasahu waxay leeyihiin 2 shaqo:

  1. Haweenaydu waxay ku naas nuujisaa ilmaheeda caanaha naaska.
  2. Ibahu aad ayay u dareen badan yihiin. Taabashada ama salaaxidaSalaaxidaLamaanayaasha is dareen kicinaya ama si kicinaya midka ka kale galmadiisa, tusaale ahaan…Akhri wax badan ibta ayaa naagta siin karaa raaxda galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan Haddii ay naagtu kacsado, ibta ayaa adkaaneysa. Ibtu sidoo kale way adkaan kartaa sababo kale awgood. Tusaale ahaan: haddii haweenku ay qabow dareemaan.

Noocyada naasaha

Haweenay kasta naaskeedu waa kala duwanyahay. Naasahu way yaraan karaan ama waynaan karaan, wareegsanaan karaan ama sida beedka u wareegsanaan karaan. Waxay u eegyihiin waa u muhiim qaabka ay u shaqeeyaan.

Naaso kala duwan: naaso yar iyo kuwa caaro fiiqan.

Naasaha kala duwan: naaso waa wayn

Naasaha kala duwan: kuwa cabbir dhexe oo sida cambaruudka u eeg (sida beedka u yar wareegsan) naasaha

Naaso kala duwan: naaso cabbir dhexe oo wareegsan

Naasaha muddada uurka

Xiliga uurka naasaha waxay isku diyaarinayaan inay soo saaraan caanaha-naaska. Way:

  • waynaadaan;
  • noqdaan kuwa dareen badan oo wakhtiyada qaarkood xanuun badan;
  • waxaa ay soo daadin karaan caanaha-naaska.