Noocyada jidhka haweenka
Jidhka haweenay kasta waxa uu u eegyahay mid kala duwan. Ma jiraan sharciyo waxa jidhka haweenaydu u eekaan karo. Jidhadhku way kala duwanaan karaan, tusaale ahaan:
- midabka maqaarka;
- qaabka guud;
- naasahaNaasaha2 xubnoon ee haweenaydu ay ku quudiso ilmaha ka dib ummulida. Naasaha waa…Akhri wax badan;
- miisaan;
- dhererka;
- baalasha;
- xajmiga iyo midabka shuunka iyo tinta jira.
Jidhadhka haweenka ee kala duwan: jidhka haweenay kastaa waxa uu u eegyahay mid kala duwan.
Haweenka qaar waxay xiiraan timaha shicrada ama timaha jidhka, kuwa kale ma laha. Tani waa dookh.
Qaabka jidhku aanu muhiim u ahayn qaabka ay u shaqayso.