Nadaafada siilka
Dhaq siilkaaga maalin walba.
Siilka wuxuu leeyahay heerka ashito oo dabiici a. Waxay ka ilaalisa siilka caabuqyada. Sidaas awgeed waa muhiim inaan la dhibaatayn heerka asiidhka ee siilkaaga.
- Ku dhaq siilkaaga biyo, addoo u hore iyo dib u dhaqaya.
- Ha isticmaalin saabuunta cadarka leh. Isticmaal saabuun dhexdhexaad ah taas oo aan sababin cuncun. Way wanaagsantahay inaan la isticmaalin saabuun dhammaanba.
- Ka dhaq dadaabada hor iyo gadaal, ee ka fog siilkaaga.
Haweenay u dhaqaysa siilkeeda hore iyo dib. Ma isticmaasho saabuun
Inta lagu jiro xiliga caadadabeddel taambooniga ama joogtey shukumaanada naafada ah ee joogtada ah.
Qaar ka mid ah haweenka ayaa xiira tinta ka oo baxda aaga xubinta taranka. Tani ayaa la sameeyn karaa haddii aad u maleeyneyso inay soo jiidasho badan tahay, laakiin daruuri u mahan nadafadda fiican.
Haddii aad sii fiican u daryeesho siilkaaga, waxaa yaraaneysa khatarta caabuq siileedkaaga.