U turjun:

Xubnaha galmada ee raga ee la arki karo

Xubnaha galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ee ninka ee la arki karo (dibadda) waa:

  • guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan;
  • dhalfada;
  • xaniinyaha.

Dhalfada waa caarada ugu dareenka abdan guska. WareegaWareegaTirada maalmaha u dhexeeya maalkitna koowaad ee haweenayd'a dhiigeeda caadada iyo maalinta koowaad ee…Akhri wax badan hore ee gusha waxaa ku daboolan qanjiro. Waxaad u kaxayn kartaa buuryadaBuuryadaQaybta maqaarka ee dhalfada (dhammaadka) eeguska. Buuryadu waxay ka ilaalisaa dhalfada bakteeriyada iyo…Akhri wax badan hore iyo dib. Raga qaarkood way gudanyihiin. In dheeraada ma laha buuryo, ama qayb buuryada ah.

KaadiKaadiQashinka dareere ah kaas oo dadka jidhkooda ka soo saaraan dhexda kaadi mareenka…Akhri wax badan mareenka waxay ku talla qanjirada.

Man rechtopstaand. De focus ligt op de zichtbare geslachtsdelen.

Nin taagan. Yoolku waa weeye xubinta taranka la arki karo.

Zichtbare geslachtsdelen van de man: 1. penis, 2. eikel, 3. balzak. Rond de eikel: 4. voorhuid, in de eikel: 5. plasgaatje.

Xubnaha galmada ee ninka ee la arki karo waa: 1. gus, 2. qanjiro, 3. xaniinyo. Qanjirada ku xeeran: 4. maqaarka hore, gudaha: 5. kaadi mareenka.

Zichtbare geslachtsdelen van de man: 1. penis, 2. eikel, 3. balzak. Rond de eikel: 4. voorhuid, in de eikel: 5. plasgaatje.

Xubnaha galmada ee ninka ee la arki karo waa: 1. gus, 2. qanjiro, 3. xaniinyo. Qanjirada ku xeeran: 4. maqaarka hore, gudaha: 5. kaadi mareenka.

Guska iyo kiishka xiniinyahaXiniinyahaNinku waxa uu leeyahay 2 xiniinyood. Xiniinyahu waxay soo saaraan shahwada. Waxay ku…Akhri wax badan

Gusku waxa uu leeyahay 2 shaqo

  1. Marka uu guska jilcan yahay: kaadida ayaa ka bixi kartaa jirka iyadda oo sii mareya guska;
  2. Marka uu guska kacsan yahay (taagan yahay): shahwada ayaa ka bixi kartaa jirka iyadda oo sii mareya guska;

Manida iyo kaadida isku wakhti kama baxaan guska.

Nin qooqan ayaa kacsan karaa. Guska wuxuu ku kaca dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan. Ragu inta badan waxay leeyihiin gus kacsanaya markay subaxda toosaan. Tan macnaheedu maaha inay kacsanayaan.

Inta lagu jiro galmada, guska wuxuu galaya siilka (gelitaan).

Xaniinyaha waxaa ku jira qooraha.

Slappe penis inwendig gezien: urine komt uit het lichaam van de man.

1. Guska jilicsan ee laga arki gudah, muujinaya sida kaadidu uga baxdo jidhka labka.

Stijve penis inwendig gezien: sperma komt uit het lichaam van de man.

2. Guska kacsanaya ee laga arkay gudaha, muujinaya sida manidu uga baxdo jidhka labka.

Noocyada gusaska

Cabbirka iyo qaabka gusku wuu kala duwanaan karaa. Raga qaar waxay leeyihiin gus wayn; kuwa kale waxay leeyihiin gus yar. Labbada cabbir ee guska kacsan iyo guska jilicsan way kala duwanaan karaan nin ilaa nin. Raga qaar waxay leeyihiin gus qaloocan, kuwa kale waxay leeyihiin gus toosan. Sida gusku u eegyahay muhiim uma aha shaqadiisa ama galmada wanaagsan.

Verschillende penissen

Gusaska kala duwan: tusaale 1

Verschillende penissen

Gusaska kala duwan: tusaale 2

Verschillende penissen

Gusaska kala duwan: tusaale 3

Verschillende penissen

Gusaska kala duwan: tusaale 4