U turjun:

Gudniinka

Gudniinku waa qaliin yar gabi ahaan ama qeyb yar oo makhaarka hore ah laga jarayo guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan.

Gudniinka kadib, qanjirada maqaarka wuu yara adkaanaya. Wakhtiyada qaarkeed dhalfada maqaarkeedu waxa uu noqdaa mid midab ahaan yara madow.

Nin taagan. Yoolku waa weeye xubinta taranka la arki karo.

Nin buuryadiisa ku haya farahiisa.

Guska leeh buuryada: aan la guddin

Gus aan buuryo lahayn: la gudday

Sababta gudniinka

Gudniinka waxaa loo sameeyaa dhowr sababood:

  • BuuryadaBuuryadaQaybta maqaarka ee dhalfada (dhammaadka) eeguska. Buuryadu waxay ka ilaalisaa dhalfada bakteeriyada iyo…Akhri wax badan ayaa aad u giijisantay oo dib looma celin karo. Kaadinta, kacsigaKacsigaGus adah. Ninku wuu kacsadaa marka isaga galma ahaan dareenkiis ala kiciyo si…Akhri wax badan ama galmada waa inta xanuun badan noqoneysa;
  • asbaabo diimeed;
  • asbaabo nadaafadeed;
  • Wadamada Afrika qaarkood gudniinka waxaa loo isticmaalaa ka hortagga HIV. Gudaha Yurub, gudniinka lagulama taliyo sidii wax ka ilaaliya HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan.

Haweenka qaar sidoo kale waa la jaraa. Sababtoo ah tani waxyeelo ayay ku tahay haweenka waxaa loogu yeedhaa goynta xubinta taranka dhediga.

KhatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan

Gudniinka ragaGudniinka ragaGudniinka ninka ama wiilka macnaheedu waxa weeye jarista buuryada laga jarayo guska.   Akhri wax badan waxay sidaa halista dhibaatooyin caafimaad. DhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan bax, caabuq iyo xayiraada xididka kaadida oo caadi u dhaca. Ururada dawada waxay fahmaan in waalidiinta dhaqamada qaar ka yimid iyo diimo ay guddaan carruurtooda. Si kastaba ha ahaatee, waxay ku talitaan iyadda sababtoo ah cawaaqibka caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan suuragalka ah.