U turjun:

Nadaafada guska

Dhaq guskaaga maalin walba. Soo jiid yyubka oo ku dhaqo biyo. Haddii aad u dhaqdo guskaaga si caadi ah hoosta buuryadaBuuryadaQaybta maqaarka ee dhalfada (dhammaadka) eeguska. Buuryadu waxay ka ilaalisaa dhalfada bakteeriyada iyo…Akhri wax badan, gudniinka sababo sixada loogu talo galay lama huraan maaha.

Ha isticmaalin saabuunta cadarka leh. Isticmaal saabuun dhexdhexaad ah taas oo aan sababin cuncunCuncunDareemaya in la xadantaynayo maqaarka. Waxay kaa dhigtaa inaad doonayso xoqosho.Akhri wax badan. Way wanaagsantahay inaan la isticmaalin saabuun dhammaanba.

Raga qaar waxay iska xiiraan shuunka. Tan waxaa loo isticmala asbaabaha soo jiidashada, laakiin lama huraan uma ah nadaafadaNadaafadaNadaafada macnaheedu waxa weeye ku ilaalinta jidhka nadiif. Waxay yaraysaa khatarta noqoshada mid…Akhri wax badan wanaagsan.

Nin dhaqaya dhalfada guskiisa isagoo dib u soo jiidaya buuryada. Ma isticmaalayo saabuun.