Xubnaha galmada ee raga ee gudaha
Xubnaha galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ee gudaha jirka ninka (xubnaha galmada gudaha) waa:
- xiniinyahaXiniinyahaNinku waxa uu leeyahay 2 xiniinyood. Xiniinyahu waxay soo saaraan shahwada. Waxay ku…Akhri wax badan;
- tuumbada ka dambaysa xiniinyaha;
- tuumbada shahwada;
- borostaydka;
- qanjidhada shahwada.
Ninka sidoo kale leh muruqyda misigta xaga xalka calooshiisa. Ma ahan xubnaha galmada laakiin waxay muhiim u yihiin fayo qabka galmada ninka iyo raaxda galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan


Nin taagan. Yoolku waa uu saaranyahay xubinta galmada dibada ah.

Xubnaha galmada ee ninka gudaha waa: 1. Xaniinyaha, 2. ukunta xaniinyaha, 3. tubooyinka shahwada, 4. borostaytis 5. qanjirka shahwada.
Xiniinyaha
Ninka wuxuu leeyahay 2 xaniinyo: mid ayaa yaraan karaa mid kale ama ka hooseeya.
Xaniinyaha ayaa ku jira qooraha.
Waxay soo saaraan maaliyiin ah unugyada shahwada.
Tuumbada ka dambaysa xiniinyaha;
Ninku waxa uu leeyahay 2 tuumbo ka dambeeya xiniinyaha.
Mid kastaa waxa uu ku xidhanyahay xiniinyaha.
Unugyada shahwada waxaa lagu hayaa xiniinyada. Waxay sidoo kale ka kori karaan wax badan halkaa.
Tuumbada shahwada
Ninku waxa uu leeyahay 2 tuumbo oo shahwadeed
Mid kastaa waxay ku xidhan tahay tuumbada ka dambaysa xiniinyaha.
Waxay u soo qaadaan unugyada shahwada borostaydka.
Qanjidhka borostaydkaQanjidhka borostaydkaXubinta ku hareeraysan nink'a dhuuntiisa kaadida qaada. Marka uu ninku leeyahay hamad, qanjidhka…Akhri wax badan
Borostaystiska wuxuu ka hooseya kaadiKaadiQashinka dareere ah kaas oo dadka jidhkooda ka soo saaraan dhexda kaadi mareenka…Akhri wax badan heysta. Waxay la cabbir tahay midhaha shaanida.
Dheecaan ayaa lagu daraa unugyada manida ee ku jira borostaydka. SI wada jir ah dheecaanka iyo unugyada manida ayaa sameeya shahwada. Xiliga biyo baxa borostaytiska ayaa iska qabaya wuxuuna soo tuuraya shahwada. Afaafka kaadi haysto sidoo kale waa uu soo ururaa isku wakhti Tani waxay ka hor tagaysa shahwada inay gasho kaadi heysta waxayna joojineysa kaadi ay daadato oo ay gasho shahwada.
Qanjidhada shahwada.
Ninku waxa uu leeyahay 2 qanjidhada shahwada ah. Waxay ku xigaan qanjidhka borostaytaka. Waxay ku daraan dheecaan badan unugyada shahwada.