Galmada wanaagsan
Ma jiraan sharciyo si loo qeexo waxay tahay galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan wanaagsan iyo waxaanay ahayn. Waxay ka duwan tahay qof ilaa ka kale.
Kala hadal lamaanahaaga inta jeer, inta ay leegtahay, meesha iyo sidaad galmada u samayso. Waxaad wada raadin kartaa nolosha galmada oo aad labadiida ku raxeystaan. Haddii ay lama huraan tahay, waxaad la hadli kartaa xirfad yaqaanka caafimaadka.
Sidoo kale ka hadal wax ku saabsan xuduudahaaga. Waa inaadan samayn ama jeclaan wax kasta.
Labba qof kuwada hadlaya sariirta
Joogtada galmada waxay bedesha muddada xiriirka. Mararka qaar, lamaanaha in badan galmada in ka badan waqtiyada kale. Tani waa caadi.
Rabitanka qof kasta ee galmada way kala duwantahay. Rabitaanka galmadaRabitaanka galmadaDareenka aad jeclaan lahayd inaad samayso galmo, Qofka waxa uu dareemi karaa rabitaanka…Akhri wax badan ayaa sidoo kale ka duwanaan karaa maalinba maalinta kale waxayna ku xiran tahay dareenkaaga, jawiga iyo qooqaaga.