U turjun:

Marka galmada la samaynayo ee u horaysa

Ma jirto wakhti xun ama wanaagsan oola sameeyo galmo wakhtiga u horeeya. Waxaad leedahay xaqa aad go’aan ku gaadho marka aad galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan samayso wakhtiga u horeeya.

Waa kuu caadi adiga inaad dareento mid aad u walbahaarsan oo aan amni hayn inaad galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan samayso wakhtiga u horaysa. Qof kasta waa uu leeyahay dareemadaas. Haddii dareemadan ay aad u xooganyihiin, diyaar uma noqon doontid galmo. Laga yaabaa inaad sugto wakhti ka dheer.

Waxaad doorataa

Waa muhiim inaad bixiso oggolaanshaaaga galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan Sharci ahaan waxaa jira da’da u yar taas oo ay dadku ku bixiyaan oggolaanshaha.

Waxaad sidoo kale dooran kartaa marka aad rabto inaad galmo sameeyso marka ugu horeya. Tusaale ahaan: ka hor ama ka dib guurka. Ka feker dhab ahaan waxa aad doonayso. Go’aankan adduu ku jiraa.
Haka yeelin inuu qofna ku riixo. Waxaad ku raaxeysan kartiin galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan marka aad labadiinna diyaar u tihiin. Lamaanahaaga waa inuu xushmeeya dookhaaga. La hadal lamaanahaaga waxa ku saabsan waxa aad doonayso iyo sida aa dareento:

Waa inaad oggolaansho siisaa oo dareentaa inaad u diyaartahay keliya wakhtiga koowaadWakhtiga koowaadXidhiidhka koowaad ee galmada lala sameeyo lamaane. Wakhtiga koowaad macnaheedu waxa weeye wakhtiga…Akhri wax badan, laakiin wakhti kasta oo aad samayso galmo.

Lamaane hadlaya