U turjun:

Xidhiidhkaaga marka aad ilma dhalayso

Waalid noqoshada ayaa beddeli kartaa xiriirka aad la leedahay lamanahaaga.

U feejignaan badan ayaa la siiyaa ilmaha, oo waxaad heshaa hurdo yar U samee wakhti labbadiinaba si aad ula qabsataan xaalada cusub oo aad u heshaan qaabab la qabsi ah. Sidoo kale wakhti isku sameeya. 

Nolosha galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan

Noloshaada galmada sidoo kale way isbeddeshaa:

  • Todobaadyada koowaad ummulida ka dib, jidhka haweenaydu weli waa inuu bogsadaa. Labbada waalidba waa inay degenaadaan.
  • Haddii naas nuujineyso ilmahaaga (haweenka), naasahaaga ayaa culus noqon karaa iyo xasaasi ah. Nasahaaga ayaa daadin karaa caano inta u dhaxeysa quudinta.
  • Muddo dhalmada kadib, naagta ayaa dareemi karaa rabitaanka galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan yar. Wakhtiyada qaarkood lamaanaha haweenaydu waxa uu ka baqdaa inuu waxyeeleeyo. Ka wada hadla waxa ku saabsan dareenadiina iyo rabitaanka.
  • Jidhka haweenayda si ku meel gaadh ah ayuu isu beddelaa. Tusaale ahaan: faraqa miisaanka, qaabka isbeddelay ee caloosha iyo naasahaNaasaha2 xubnoon ee haweenaydu ay ku quudiso ilmaha ka dib ummulida. Naasaha waa…Akhri wax badan ama calaamadaha kala baxa ee caloosha. Labbadiinuba waa inaad la qabsataan.

La hadal lamaanahaaga oo isku day inaad heshaan nolosha galmada adiga kugu habboon labbadiinaba oo la qabsanaysa xaaladaada cusub.

Labba qof kuwada hadlaya sariirta