Qabista STI aan la dawayn
Daawada caafimaad ayaa daaweyn kartaa inta STIs ama daawayneysa astaamaha. Cawaaqibka suuragalka ah ee STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan aan la dawayn waa:
- xanuuka xiliga galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan
- dhibaatooyinka uureysiga (dhalmo la’aanta);
- noocyada qaar kansarka ah;
- olol;
- waxyeelo gaadha wadnaha, xididada dhiiga, maskaxda iyo nidaamka neerfaha.
Haweenay la hadlaysa dhakhtar.
Haddii aad daawo helin, waxaa laga yaaba inaad qaadsiiso lamanahaaga.
Is baadh haddii aad doonayso hubaal ahaan inaadan qabin STI.
Inta degdega ah ee lagu daweeyo, inta yar ee khatarta ah ee cawaaqibka STI noqdo. Haddii daawada hesho xili hore, inta STIs ayaa la daaweyn karaa ama astaamaha baabi’i karaa, iyaddda waxyeelo aysan soo gaarin caafimaadkaaga.