Dhileysiga/Ganacsiga jirka
Dhilaysiga waxay ka dhigan tahay in galmod lagu beddesho lacag ama faa’iidooyin kale. Dadka ka shaqeeya dhilaysiga waxaa loogu yeeshaa shaqaalaha galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ama dhilooyin.
Shaqaalaha galmada inta badan waa haween siinaya adeegyadooda rag. Raga iyo labeebka ayaa sidoo kale noqon karaa dadka ka ganacsada iyo macmiilka ayaa noqon karaa raga ama haween.
Wada hadalka galmada ka hor.
Ka hor galmada, shaqaalaha galmada iyo macaamiishu waa inay ka wada hadlaan nooca galmada ay rabaan inay qaataan iyo qiimahu inta uu yahay. Tusaale ahaan: galmada afkaGalmada afkaKu kicin qof kal'e xubanhiisa galmada afkaaga ama carabkaaga. Galmada afka ee ninka…Akhri wax badan iyo/ama siigada iyo/ama galmada siilkaGalmada siilkaGalmada wadata gelinta ee siilka.Akhri wax badan ee gelintaGelintaSaarida qayb ka mid ah jidhkaaga (guska, faraha, iwm.) ama shay jidhka qofk'a…Akhri wax badan, iyo/ama galmada dabadda.
Dhammaan noocyada galmada waxaa laga hadli karaa dada ka ganacsada jirkooda, laakiin ma ahan aqbalaan wax walba. Waxay ku sheegi doonaan waxaa surtogalka ah waxaa aan aheyn iyo qiimaha. Labbadaba shaqaalaha galmada iyo macmiilku waa inay ilaaliyaan xadadkooda oo ixtiraamaan qofka kale xadadkiisa.
Shaqaalaha galmada iyo macmiilka ayaa ku wada hadlaya albaabka guriga dhilada.
Galmo badbaado lehGalmo badbaado lehGalmada muddada taas oo lamaanahu ay nafahooda ka ilaaliyaan STIyada, HIV iyo uurka…Akhri wax badan iyo nadaafad
Galmada badqabka waxay muhiim u tahay labada macmiilka iyo dadka ka ganacsiga jirka. Marka aad sameeyneyso galmada badqabka ah, adiga waxaad naftaada ka ilaalineysa iyo dadka kale STIs iyo uurka aan la rabin.
- Isticmaal cinjirka marka ay dhacayso jirka (siilka iyo/ama dabadda galmada). wxaad isticmaali kartaa saliida-biyo biyaha ah ama saiilkda silicone. Fiiro gaar ah: waxaad isticmaali kartaa saliida-biyobiyaha aha ayaa sababi karta inuu cinjirka jeexmo.
- Waxaad isticmaali kartaa cinjirka marka aad sameeyneyso galmad afka (shaqo afuuf). Inta lagu jiro galmada afka, fur cinjirka oo gali bishinta siilka ama isticmaal caaga macmalka.
- Haddii aad galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan sameeyso cinjir la’aan, kala hadal shaqaalaha caafimaadka si laga baraayo STIs iyo HIV.
- Ka feejignow markaad isticmaalayso khamro iyo maandooriye galmada dhexdeeda. Haddii aad dareemeyso maamulid yar iyo ka warqabida khatarta surtogalka ah.
Isticmaal kondhom markaad samaynayso galmo.
Aad u daryeel nadaafadaadagarka ah. Tusaale ahaan: tuushka, isticmaalka nigis nadiif ah, nadiifi ilkahaaga, iwm. qaab kaas, waxaad daryeeshaa jidhkaaga oo waxaad ku muujisaa ixtiraamka shaqaalaha galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan
Tilmaamaha shaqaalaha galmada
Shaqaale galmoGalmoXaqiiqda bayolojiyeed ee noqoshada haweenay (inan) ama nin (wiilk). Wakhtiyada qaarkood, qofka waxa…Akhri wax badan ahaan waa muhiim sidookale in:
- la waydiisyo in la sii qadimo
- ku kalsoonow dareenkaaga; iska diid macaamiisha shakiga leh;
- ilaali xadadkaaga U cadey macmiilka wax ku saabsan waxaa aad rabto iyo waxaad rabin. Cidna ma kugu qasbi karto inaad sameeyso wax aad rabin.
- Samee jawi badbaado ah. Tusaale ahaan: shaqada huteelka, ku wargeli saaxiibada, qor magacyada iyo lambarada telefoonka.
Waxaad leedahay xaqa aad ku joojiso xidhiidhka galmada wakhti kasta haddii aad u malayso inaanu shay sax ahayn.
Haddii aad tahay shaqaalaha galmada oo aad hayso su’aalo ama aad u baahantahay caawimo, waxaad la xidhiidhi kartaa ururka loo gaaryeelay ee hoose.
Dhilaysiga iyo sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan
Dhilaysigu waa sharci qaar ka mid ah wadamada Yurub sida Netherland, Biljam iyo Jarmalka hoosta shuruudo gaar ah. Madama kale ee Yurub waa sharci darro.
Dhileysiga qabsabka iyo ka ganacsiga dadka ayaa sharciga ka mamnuuca meel walba oo Yurub ah.