Gaar ahaanshaha
Gaar ahaanshahaGaar ahaanshahaXuquuqda lagu siiyo macluumaadka qof kale iyaddoo qof loo dhaafin macluumaadkan qof kale.…Akhri wax badan (qarsoodiga) macnaheedu waxa weeya waxaad leedahay xaqa aad kula hadasho qof ama dad iyagoon u gudbin macluumaadka gaarka ah qof kale, addoo aqbala mooyee.
Asturnaanta waxaa ku damanaad qaaday sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan xaaladdaha soo socda:
- Dhakhatiirta iyo xaruumaha caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan waxaa isku xiraya shaqaalaha iyo qarsoodiga. Looma oggola inay wadaagaan wax macluumaad ah oo ku saabsan bukaankooda. Waxaa jira filashooyinka qaar lagu sharaxay sharciga. Tusaale ahaan: si loo ilaaliyo bukaankada kaas oo dhibaneDhibaneQofka ka cawanaayo shay kaas oo aan ahayn qaladkooda.Akhri wax badan u ah dhaqanka xun ee galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan
- Ururada bulshada sida xarunta shaqada (UWV) iyo uruurada shaqada bulshada ayaa sidoo kale ku xiran qarsoodiga shaqaalaha.
-
Ururada qaybaha (maskaxda)daryeelka caafimaadka, waxbarashada, daryeelka carruurta, shaqaalaha bulshadda, daryeelka ilmaha iyo kurayda, iyo sharciga, waxaa jira borotokoolka ka warbixinta calaamadaha dagaalka guriga iyo ku xad gudubka carruurta. Tan macnaheedu waxa weeye xirfad yaqaanda waxaa waajib ku ah inay ka warbixiyaan calaamadan.
Dhakhtar u xaqiijinaya bukaan inaanu la wadaagi doonin wax macluumaad qarsoodi ah.
Gaar ahaanshaha kurayda
Carruurta ilaa da’da 18 waxaa lagu caymiyaa bilaash caymiska caafimaad waalidkooda, labbadaba xidhmada caadiga ah (basispakket) iyo caymis caafimaad oo dheeraad ah. Tan waxaa dhigay sharciga Carruurtu uma baahna inay soo saartaan caymis caafimaad oo gaar ah.
Si ay u qariyaan booqashada dhakhtarkooda guud, carruurtu waxay waydiin karaan dhakhtarka guud si ay u sameeyaan qaansheeg sheegta dhibaatada kala duwan.
Tani waa surtogaal haddii ilmo la iska soo xaaqayo