Heerka HIV
Sharciga Dutch wuxuu mamnuuca wax walba oo ah takoorida ku saleysan heerka caafimaadka. Tan macnaheedu waa weeya qofka qaba HIV waa in loo daweeya sida qof kasta oo kale.
Mar walba qofka qaba HIV kaas oo go’aansada inuu sheego dadka wax ku saabsan iyada ama aan u sheegin.
Ma ku qaadi kartid HIV taabashada bulshada tuaaale ahaan: hddii la wadaago koob ama saxan qof qaba HIV ama taabashada ama isdhunkashada
HIV iyo shaqada
Qofka qaba HIV waa inaanu sheegin tan muddada waraysiga shaqada. Badroonigaaga xaq u malahan inuu ku weydiiyo su’aalo ku saabsan caafimaadkooda. Haddii badroonigaaga uu ku weydiiyo su’aalahan, ma u heysid jawaab ama waxaad dhihi kartaa macluumaadkan waa qarsoodi waxaadna rabtaa inaad kala hadasho dhakhtarka baxnaaninta (bedrijfsarts). Dhakhtarka daawaynta waxa uu sidoo kale ku waydiin karaa su’aalo la xidhiidha kartidaada jidhka aad shaqada kuq abto. Waxay sidoo kale yeelanayaan xushmaynta asturnaantaada.
Mamnuuc maaha in laga been sheego wax ku saabsan heerka HIV muddada waraysiga shaqada, sababtoo ah su’aasha waa inaan la waydiin. Shaqaalaha ma isticmaali karo sababtan si kaga ceyriyo haddii uu dib ka ogaado.
Kama qaadi kartid HIV ganac qaadka qofka qaba HIV.
Haddii uu jiro shil ku lugleh qofka kaas oo qaba HIV, nidaamyada gurmadka degdega ah ee guud way ku filanyihiin inay ka hortaggaan inuu qof kale qaado fayraska HIV. Loo shaqeeyahu kama, sidaas awgeed, eryi karo ama uma diidi karo qof qaba HIv shaqo isagoo ku odhanaya waxay sababi kartaakhatatarcaafimaadka shaqaalaha ama macaamiisha.
Qofka qaba HIV ma u sheegayo shaqo wdaagistiisa ama booskiisa wax ku saabsan. Haddii aad u sheegto badrooniagaa, waxay noqon kartaa fudud inaad qaadato daawooyinka xiliga saacadaha shaqada ama aad tagto dhakhtarka.
Haddii aad qabto su’aalo ku saabsan tani ama rabto inaad sheegto takoorida, la xiriir ururka ku takhasuusay.
HIV iyo safrida
Booqashooyinka ka yar 3 bilood, waxaa jira wadamo adduunka oo waydiiya baadhitaanka HIV ama u diida gelitaanka dadka qaba HIV. Wadamada badankoodu waxay xayiraan joogitaano dheer. Midowga Yurub, hadda ma jiraan xayiraado safarka ah dadka qaba HIV. Waxaad ka heli kartaa macluumaadka www.hivtravel.org.
Waxaad heysan kartaa warqadda daawada lagugu qoray haddii aad su’aalo lagu weydiyo xuudahaha oo ku saabsan daawada boorsada kugu jirta.
Helitaanka daryeelka caafimaadka
Muwaadiniinta Dhajka ah ama dadka kale ee sifada sharciga ku degan waxay heli karaan kharashka caafimaadka oo lagu magdhabayo dhexda caymiskooda caafimaadka.
Shakhsiyaad aan heysanin sharciga ayaa lagu isticmaali karaa daryeelka daawo qaliinka degdeg ah ee daryeelka caafimaadka.
Dhakhatiirta iyo shaqaalaha kale ee caafimaadka waxaa isku xiraya shaqaalaha qarsoodiga (asturnaanta).