U turjun:

La noolaanya HIV

Daawaynta HIV

Haddii aad si sax ahaan u qaadato daawooyinkaaga maalin walba, waxaad yeelaaneysa nolol caadi ah inta aad la nooshahay qofka aan HIV qabin.

U qaado daawadaada sida u ugu sheegay la taliyaaaga HIV. Kala hadal la taliyahaaga HIV wax ku saabsan dawooyinka adiga kuu wanaagsan.

Haddii aad iska daawyanin, waxaad ku qaadsiin kartaa dadka galmo aan ilaalsaneyn ama dhiigaaga. Waxaad qaadsinn kartaa ilmahaaga xiliga uurka ama dhalmada ama kara naaska nuujineyso. Daawada saxda ah, haweenka qaba HIV ayaa dhali karaa carruur aan qabin HIV.

Nin qaadanaya dawooyinka HIV.

Qaab nololeed caafimaad leh

Ka taxadar cafimaadkaaga:

  • Cun cunto caafimaad leh Cunto cunto caafimaad leh.
  • Samee jimcsi
  • Ka dhig sigaarka, daroogada iyo khamrada wax yar.
  • Hel nasasho kugu filan habeenkii Waxay yarayn doontaa walbahaarka.

Cun cunto caafimaad leh

Samee jimcsi

Ka dhig sigaarka, daroogada iyo khamrada wax yar.

Hel nasasho kugu filan habeenkii

Xidhiidhka bulshadda

Waxaad ku qaadsiin kartaa qof dhexda xidhiidhka bulshadda. Ma ahaan inaad ka cabasto caabuqa haddi, tusaale ahaan, haddii aad wadaagtan koob ama saxan qofka ama haddii aad tabto qof ama aad dhunkato ama baashiyeyso.

Ma jiro gudbinta HIV: wadaagista koob ama bilaydh

Ma jiro gudbinta HIV: taabashada ama gacan qaadista

Ma jiro caabuq HIV: is dhunkashada ama siinta dhunkashada Faransiiska

In dheeraad ah khatar uguma jiro cudurka.

Haddii aad qaadato daawooyinkaaga si sax ah maalin walba, tirada HIV ee ku jirta dhiigaaga (culayska fayriska) hoos ayuu u dhici doonaa. Dhowr bilood kadib, inta badan ma laga heli karo, in kastoo uu fayriska weli ku jiro jirkaaga. Markaas in dheeraad ah ma awoodin inaad qaadsiiso qof kale HIV.

Waxaad u galmoon kartaa lamaanahaaga cinjir la’aan kaas oo aan qabin HIV:

  • Haddii aad u qaadato dawooyinkaaga HIV si sax ah maalin kasta, oo
  • Haddii, ugu yaraan 6 bilood, qaadista fayriskaaga aan in dheeraad ah la ogaan karin, iyo
  • Haddii xamuulka fayraska aad sido la eegay wax ka yar 6 bilood ka hor;
  • Haddii adiga iyo lamaanahaaga aanad laheyn STI kale.

La hadal la taliyaha HIV iyo lamaanahaaga haddii aad doonayso galmo aan lahayn kondhom.

Lammaana hadlaya

U sheegida qof inaad qabto HIV

La noolaanshaha HIV maaha qaab fudud. Way ku caawin kartaa haddii aad kala hadasho qof wax ku saabsan HIV. Waxaad waajib ugu ah inaad u sheegto dadka inaad qabto HIV.