U turjun:

Baadhitaanka uurka

Haddii muddadaada dhiiga caadada uu daah yahay, waxaad yeelan kartaa uur. Waxaad sameeyn kartaa baarida uurka si aad u aragto haddii aad uur leedahay. Waxaan ka soo iibsan kartaa bahasha lagu baaro uurka supermarket-ka, farmashiyas ama kemistaha. Tani waa baadhitaanka kaadida.

Baadhitaanka kaadida

U samee baadhitaanka qaabka soo socda:

  • Geli baadhitaanka kaadidaada.
  • Si gudub ah u dhig baadhitaanka.
  • Sug ilaa 5 daqiiqo wixii natiijada ah. Waxay ka muuqan doontaa shaashada baadhitaanka.
  • Haddii baadhitaanku uu wanaagsanyahay, la xidhiidhXidhiidhMarka 2 qof ay xidhiidh leeyihiin, waxay leeyihiin xidhiidhka midba midka kale. Waa…Akhri wax badan ummulisadaUmmulisadaQof tababaran kaas oo caawiya haweenka uurka leh ka hor, muddada iyo ka…Akhri wax badan halka aad ku nooshahay. 

Baadhitaanka kaadida

Gabadh suuli ku fadhida oo ku haysata gacanta dhexda lugahooda. Yoolku waa gacanta u dhexaysa lugaheeda.

Waxaad toos ugu kaaji kartaa caarada baadhitaanka uurka.

Ama waxaad hayn kartaa caarada baadhitaanka uurka weel nadiif ah oo leh qayb kaadidaada ah.

Si gudub ah u dhig baadhitaanka.

Sug ilaa 5 daqiiqo wixii natiijada ah. Waxay ka muuqan doontaa shaashada baadhitaanka. Uur ayaad leedahay keliya haddii calaamadu ay ka muuqato labbada daaqadood ee badhitaanka.

Astaamaha uurka

Haweenka qaarkood waxay leeyihiin astaamaha uurka u horeeya goor hore oo uurka ah.

Qiimaha baadhitaanka uurkaBaadhitaanka uurkaBaadhiyaanka waa in la baadho haddii haweenay ay uur leedahay. Nooc ka mid…Akhri wax badan

Baadhitaanka uurka aad iibsan karto naftaadu (baadhitaanka uurka) kharashyada u dhexeeya € 5 iyo € 15. Waxaa jira summado kala duwan baadhitaanka ah. 

Waa maxay qiimaheedu?