Araga ummuliso ama dhakhtarka haweenka muddada uurka
Haddii aad uur tahay, waxaad ballan la sameeynsan karta umulisdaada aaagag. Ummulisadu waxay ku xaqiijin doontaa uurka altarasoonka. Haddii loo baahdo waxaa lagu gudbin doonaa dhakhtarka haweenka.
Umulisada ama dhakhtarka haweenka ayaa la socon doonaa adiga iyo ilmahaaga calosha ku uurkaaga oo dhan.
La samee ballan ummulisada ama dhakhtarka haweenka si loo xaqiijiyo uurkaaga.
Baadhitaano caadi ah
Baadhitaanka koowaad, ummulisadaUmmulisadaQof tababaran kaas oo caawiya haweenka uurka leh ka hor, muddada iyo ka…Akhri wax badan ama dhakhtarka haweenka waxa uu:
- Weydii su’aalaha ku saabsan adiga, lamanahaaga, qoyskaaga, ururkaagi hore iyo taariikhda kugu dambeysay cadaada si aad u hesho wax badan oo ku saabsan uurkaaga.
- Hubi miisaankaaga iyo cadaadkiska dhiiga;
- Ogeysii wax ku saabsan baaritaanada dheeriga haddii aad baari karto ilmaha leeyahay cilad (NIPT – dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan ayaa laga qaadi doonaa garabkaaga) ama ciladaha kale ee jirka (SEO – ultrasound). Waaliidinta waxay doraan haddii ay rabaan in la baaro iyo in kale. Haddii aad rabto, umulisada sidoo kale sameeyn karto ultrasound si looga inta aad uurka tahay.
Muddada baadhitaanada dambe, ummulisada ama dhakhyarka haweenku waxay:
- Weydii sida aad tahay oo ka jawaab su’aalahaaga.
- Hubi miisaankaaga iyo cadaadkiska dhiiga
- Baadh koriinka ilmaha oo dhegayso garaaciisa wadnaha
- Bixi macluumaadka ku saabsan uurka iyo ummulidaUmmulidaNidaamka dhalista ilmo.Akhri wax badan
Bilahii u dambeeyay ee uurka, meesha ilmahaaga gudaha ilma galeenka waa la baadhi doonaa.

Ummulisada ama dhakhtarka haweenka waxa uu fuliyaa ugu yaraan sawirka altarasoonka muddada uurka.

Ummulisadu caadi ahaan waxay dhegaysataa garaaca wadnaha ilmaha.
La xidhiidhXidhiidhMarka 2 qof ay xidhiidh leeyihiin, waxay leeyihiin xidhiidhka midba midka kale. Waa…Akhri wax badan ummulisadaada ama dhakhtarka haweenka
Waxaa jira xaalada aad u baahantahay inaad la xidhiidho ummuliso ama dhakhtarka haweenka (isla markaaba), gaar ahaan haddii:
- waxaad u dhacday calooshaada;
- waxaad dareentay xanuun wayn oo calooshaada ah;
- waxaad leedahay qandho joogto ah;
- waxaa dhiiga uu ka imaanaya siika;
- waxaad lumusay miisaan badan;
- waxaad lumisaa dheecaanka uur jiifta ku xeeran;
- waxaad dhacaan badan oo uraya ka soo baxaya siilka;
- si cad uma dareemi kartid ilmaha oo dhaqaaqaya 26 todobaad ka dib;
- Waxaad yeelataa isku soo ururkaIsku soo ururkaMaroojinta muruqa gudaha ilma galeenka. Haweenka muruqaa isku soo urura marka ay ummulayaan…Akhri wax badan muruqa ilma galeenka caadiga ah;

Isla markaaba la xidhiidh ummulisadaada ama dhakhtarka haweenka haddii aad u dhacdo calooshaada.

Isla markaaba la xidhiidh ummulisadaada ama dhakhtarka haweenka haddii aad xanuun culus ka dareento calooshaada.

Isla markaaba la xidhiidh ummulisadaada ama dhakhtarka haweenka haddii aad leedahay xummad joogta ah

Isla markaaba la xidhiidh ummulisadaada ama dhakhtarka haweenka haddii dhiig kaa yimaado siilka.

Isla markaaba la xidhiidh ummulisadaada ama dhakhtarka haweenka haddii miisaan badan kaa dhaco.

Isla markaaba la xidhiidh ummulisadaada ama dhakhtarka haweenka haddii aad dheecaan kaa yimaado siilka.

Isla markiiba la xiriir umulisadaada ama dhakhtarka haweenka haddii aad ku aragto siilka dhacaan cad oo ur badan.
Dagaalka lamaanahaDagaalka lamaanahaMarka qof uu dhaawaco, bahdilo ama dayaco lamaanahiisa ama keeda ama ku khasbo lamaanahiisa/keeda…Akhri wax badan muddada uurka
Dagaalka lamanaha waa nooc walba oo dagaal oo u dhaxeya 2 qof oo xiiriir ka dhaxeyo. Dagaalka lamaanaha waxaa mamnuucay sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan.
Dagaalka lamanaha xiliga uurka ayaa ku keeni karaa dhibaatooyinka caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan labada hooyada iyo ilmaha. Dhibaatooyinku waxay noqon karaa kuwa jidhka ah iyo kuwa nafsiyeed. Tusaale ahaan; walaac, dhig bax, dhiig kar, dhicis, ku dhaanaya miisanyar, soo dilan.
Waydii ummulisadaada, dhakhtarka haweenka ama dhakhtarka guud caawimo haddii aad la kullanto dagaalka lamaanaha muddada uurka.
Gurmadkana, wac 112.