U turjun:
Caabuqa fangaska
CaabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan uu sababo fangasku. Astaamaha ugu wayn ee caabuqa fangaskaCaabuqa fangaskaCaabuqa uu sababo fangasku. Astaamaha ugu wayn ee caabuqa fangaska eexubnaha taranka waxay…Akhri wax badan eexubnaha taranka waxay kordhiyaan dheecaanka iyo cuncunka. Caabuqa fangaska waxaa lagu dawayn karaa kiriim ama kiniin. Caabuqa fangaska waa la gudbin karaa muddada galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan (waaSTI). Sababaha kale waxay noqon karaan: isticmaalka anti biyootiga aan beddelayn xafaayada qofka wayn wakhtiga buuxa ama ku dhiqida xubnaha taranka sidoo kale saabuun.