U turjun:

Jabti

Caabuqaxididka kaadia (ninka) ama siilka (haweenayda). Astaamaha ugu badan ee jabtida waa dheecaan jaalle cagaar ah oo ka yimaadka guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan ama siilka. Jabtida waa cudurada galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan la isugu gudbiyo (STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan) oo ay sababto bakteeriyaBakteeriyaNoole yar oo kaa dhiga inaad bukooto marka ay gasho jidhkaaga. Jamac: bakteeriya.Akhri wax badan. KondhomkaKondhomkaDaboolka rabadh khafiif ah oo ninku ku dul xidho guska kacsa. Kondhomku waxa…Akhri wax badan waxa uu ka ilaaliyaa jabtida. Jabtida waxaa lagu dawayn karaa antibiyootigaAntibiyootigaDawada lagula dagaalamobakteeriyada ku jirta jidhka. Antibiyootigu waxa uu noqon karaa kiniin, buddo…Akhri wax badan