U turjun:

Wax ku biirinta shakhsiga ah

Lacagta aan laguu magdhabin adiga sanduuqa caymiska caafimaadkaSanduuqa caymiska caafimaadkaHay'ada bixisa ama magdhowda qayb wayn oo kharashyada dhakhtarada ah, cusbitaalada iyo dawooyinka.…Akhri wax badan marka aad booqato dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan, waxa uu iibsadaa dawooyinka ama waxa uu tagaa cusbitaalka. Waxaa laguu magdhabaa hadhaaga aad bixiso