Qaababka qaadista HIV
Qof ayaa ka qaadi kaaraa HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan dhacaanada jirka ee dadka horey u qabay HIV. HIV waxaa la isugu gudbiyaa:
- shahwada;
- dhacaanka siilka:
- dhiiga;
- caanaha naaskaCaanaha naaskaCaanaha ka yimaad'a naaskahaweenayda. Haweenku waxay ku quudan karaan ilmahooda caanaha naaskaAkhri wax badan.
Haddii shahwo tallaannka, dhacaanka siilka iyo dhiiga caadada ayaa gali karaa jirkaaga iyadda oo soo maraya xuubka dhacaanka danabada, guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan, siilka iyo afka.
Dhiiga wasaqaysan ayaa toos u gaari kara dhiigaaga iyadda oo la wadaagayo cirbadda ama dhiiga lagu shubayo. Gudbinta dhexda dhiiga weligeed kama dhacdo Yurub, sababtoo ah dhiiga waxaa laga baadhaa inaanu lahayn HIV.
Ugu dambeyntii, HIV ayaa la isugu gudbin caanaha naaska marka la nuujinayo.
HIV ma lagu gudbiyo candhuufta.

Shahwada qabta, dheecaanka siilka iyo dhiiga ka yimaada muddada dhiiga caadada waxay geli karaan jidhkaaga isagoo maraya xuubka dheecaanka ee futada, dhalfada ee guska, siilka iyo afka.

HIV waxaa la isugu gudbiyaa dhiiga, tusaale, wadaagista irbadaha la isku muddo.

HIV waxaa la isugu gudbiyaa caanaha naaska marka la naasnuujinayo.
Qof waxa uu ku qaadi karaa HIV dhexda galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan iyo dhexda qaababka kale ee gudbinta.
Isku gudbinta galmada dhexdeeda
- Galmada siilkaGalmada siilkaGalmada wadata gelinta ee siilka.Akhri wax badan ama galmada dabadda cinjir la’aan qof qaba HIVQaba HIVWaxaad qabtaa HIV marka uu kugu dhacay Fayraska HIV. Qofka qaba HIV waa…Akhri wax badan.
- Waxaa jirto khatarta aad ugu yar ee HIV laga qaadayo galmada afkaGalmada afkaKu kicin qof kal'e xubanhiisa galmada afkaaga ama carabkaaga. Galmada afka ee ninka…Akhri wax badan (haddii shaqada ama dhiiga qofka qaba HIV afkaaga waxaadna jabisay maqaarka halkaas ku yalla).
Daawada saxda ah, qof qaba HIV ma awooddo inuuu gudbiyo HIV marka luu galmada ku sameeynayo cinjirka.

Qaababka gudbinta HIV galmada siilka iyaddoon la isticmaalin kondhom

Qaababka gudbinta HIV: galmada futada iyaddoon la isticmaalin kondhom

Qaababka gudbinta HIV: galmada afka iyaddoon la isticmaalin kondhom.
Isku gudbinta qaababka kale
- Hooyada iyo ilmaha xiliga dhamada ama uurka ama naaska la nuunjiyo. Daawada saxda ah, haweenka qaba HIV ayaa dhali karaa carruur caafimaad qab ah.
- Adiga oo lala wadaagayo cirbad qof qaba HIV.
- DhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan ku shubid. Tani weligeed kama dhacdo Yurub, sababtoo ah dhiiga waxaa laga baadhaa inaanu lahayn HIV.

Qaababka HIV u gudbo: hooyada ilaa ilmaha muddada uurka ama ummulida ama marka la naas nuujinayo

Qaababka HIV u gudbo: wadaagista waxyaabaha la isku muddo
Ma jirto gudbin dhexda xidhiidhka bulshadda
Kama qaadaysid HIV dhexda xidhiidhka bulshadda. Tusaale ahaan, la wadaagida koob ama saxan qofka, taabashada qofa ama dhunkasho ama qof in dhunkada dhunkasho faransiis.
Surtagal ma aheyn in lagu ogaado haddii qofka uu qabo HIV eeggo isaga/iyada.

Ma jiro gudbinta HIV: wadaagista koob ama bilaydh

Ma jiro gudbinta HIV: taabashada ama gacan qaadista

Ma jiro caabuq HIV: is dhunkashada ama siinta dhunkashada Faransiiska
Iska ilaalinta ku lidka ah HIV
Dadka qaba HIV ayaa qaadiinkara dadka kale haddii aysan helin daawo. Dad badan ma garanayaan inay qabaan HIV. Ka ilaali naftaada oo isticmaal kondhomyo muddada galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan
Kondhomka