Goynta Xubinta taranka dhediga
Guddniinka fircooniga waxaa mamnuucay sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan Yurub.
Gudaha Netherlands, qaab kasta oo goynta xubinta taranka dhedigaGoynta Xubinta taranka dhedigaWaxaa loo yaqaanaa qaar ka mid ah sida gudniinka dheddiga.Qayb ahaan ama si…Akhri wax badan waxaa macmuuncay sharciga. Qofka sameeya goynta xubinta taranka dhediga . waxa uu ka caawiyaa si uu u suurageliyo ama u horumariyo (oo noqonaya dembiile kalkaal), waxa uu heli karaa xukun xabsi ah oo ah ilaa 12 sanadood. Guddniinka fircooniga waxaa mamnuucay sharciga xitaa haddii ay gabadha siiso oggolaansho. Waalidka gabadhooda u qaado wadan kale si loogu sameeyo goynta xubinta taranka dhediga waxaa lagu ciqaabi karaa gudaha Netherlands.
Haweenay u tegaysa dhakhtar
Ciqaabta way ka sii dartaa haddii gabadha ay ka yar tahay 18 sano jir. Tan waxaa looga fekeraa xad gudubka carruurta.
Iyaddoo ay ku xidhantahay darnaanta goynta xubinta taranka dhediga, waxaad weli soo geli xarayn kartaa cabasho ilaa 20 sanadoo ka dib marka aad noqotay 18 sano jir. Waxaad soo xarayn kartaa cabasho xataa haddii aad ilmo ahayd marka aad ahayd dhibanaha goynta xubinta taranka dhediga. Tani ma saamayso tirada sanadood ka hor dhalashadaada 18 sano jirka ah inaad tahay dhibaneDhibaneQofka ka cawanaayo shay kaas oo aan ahayn qaladkooda.Akhri wax badan.
Ku dhawaad dhammaan wada Afkrikaanta ah waxay leeyihiin sharci qaran oo mamnuuca guddniinka fircooniga. Si kastaba ha ahaatee, had iyo jeer laguma dabaqo.
Gudaha Netherlands, waxaad codsan kartaa ka magan galyada goynta xubinta taranka dhediga haddii:
- waxaad tahay qof da’ yar oo waxaa jira khatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan la muujin karo goynta xubinta taranka dhediga;
- waxaad lagu sameeyay goynta xubinta taranka dhediga oo waxaad ka baqanaysaa gudniin kale.
Haddii aad ku nooshahay Netherlands iyaddoonay jirin sharci deganaansho waxaad sidoo kale u cosdan kartaa managalyo asbaabahan, xataa haddii aad magangalyo raadisay mar hore oo ahayd sabab kale.
Haddii aad tahay dhibanana goynta xubinta taranka dhediga ama aad ka baqanayso inaad noqon karto dhibanaheeda, waxaad la xidhiidhi kartaa Pharos, ururka ku takhasusaya caawimada.