U turjun:

Sinaanta

Lamaanaha xiriira kuwa jira ma ahan 2 qof oo isku eg, Isku mid maaha, laakiin waxay leeyihiin xuquuq isku mid ah. Tani waxay ka dhigan tahay xuduudaha iyo dookhyada lamaaneLamaaneQofka aad la leedahay xidhiidh.Akhri wax badan walba la xushmeeyo.

Xiriir inta badan ma toosaayo marka xaduudaha mid ka mid lamaanayaasha aan la xushmaynin.

Lamaanayaasha isku mida waxay caawin karaan lamaana kasta inuu u dareemo naftiisa ama teeda mid wanaagsan.

  • Awood iskuma sheegtaan (ma dareemaan inuu ka qiima badan yahay midka kale)’
  • Uma baahna oggolaanshaha ama fikrada ka kale ee ku saabsan wax kasta (uma malaynayaa inay ka qiima yar yihiin ka kale).

Lamaan u wada hadlaya sinaan

Lamaanayaasha simani waxay gutaan masuuliyada xidhiidhka. Tusaale ahaan: waxay wada go’aansanayaan haddii ay rabaan inay carurur dhallaan inaysan dhalin (qorsheynta qoyska) iyo waxaa uu yahay nooca yahay uur ka hortaggida ay rabaan inay isticmaalaan.

Mararka qaar sinaan darrada waxay keentaa dagaalka lamaanaha ama dhaqanka xun ee galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan

Haweenay iyo nin sariirta kaga wada hadlaya waxa ku saabsan ka hortagga urka.