Qaababka ka hortaga uurka
Qaababka xanibaada
Boggan wuxu qoraya qababka kala fogaynta kaas ka caawin karina uurka. Haddii aad raadineyso macluumaad ku saabsan uur iska soo ridida, halkaan ka fiiri: ilmo iska soo ridid.
Qababka xanibdda ilmo kala fogaynta waxay ka hortagga inay unugyada shahwada ay ka gaarto unugta ukunta. Qaababkan ka hortagga uurka ee xanibaada adag:
Qaababka hormoomada
Hormoonadu waxay ka hortagaan unugyada manida inay bacrimiyaan unuga ukunta:
- waxay ka hortagaan sii daynta ukunta.
- waxay ku adkeeyaan unugyada manida inay galaan makaanka oo ay gaadhaan unuga ukunka.
Hormoonadu sidoo kale waxay hubiyaan in unuga ukunta aan la abqalin:
IUD hormoonka
Usha ka hortaga uurka
Mudditaanka xakamaynta uurka
Qaababka ugeliyay gudaha makaanka dhakhtarku
Dhakhtarku waxa uu geliyaa qaababkaan ka hortaga uurka ah gudaha makaanka haweenka:
Qorshaynta qoyska dabiiciga ah
Qorshaynta qoyska dabiiciga ah macnaheedu waxa weeye ma jiraan qaabab ka hortagga uurka ah oo la isticmaalaa. Waxaa jira qabaab badan oo qorshaynta qoyska dabiiciga ah:
- Inaadan samayn galmo.
- Intaadan samayn galmo marka haweenaydu aanay ku jirin wakhtiga rimayso.
- Ka saarida guska ka hor inta aanu ninku biyo bixin.
- Naas-nuujinta.
Qaababkan way adag tahay in si sax ah loo isticmaalo. Tan macnaheedu waxa weeye wax yar ayaa la isku halayn karaa. Way adag taay in la sadaaliyo maalmaha taas oo inta badan naagtu qaadi karto uurka. Naas-nuujinta waxay ka hortaggaysaa uurka xaaladdaha qaar. Ka bixinta guska ka hor inta uu biyo bixin ayaa keeni karta in unugyada shahwada ka soo dhibacdo guska ka hor inta uu bixinin sidaa darteed waa uurka surtogalnimada ah.
Ka hortagga uurka joogtadda ah.
Ma dhalays ka dhigidu waa ka hortagga uurka oo joogto ah. Dhakhtarku waxa uu ku sameeyaa qaliin yar rinka iyo haweenayda. Ma dhalays ka dhigidu waxay ka mamnuucdaa unugyada manida inay gaadho unuga ukunka.
Ilma soo ridka maaha qaab ka hortagga uurka ah. Waxaad leedahay ilma soo ridka markaad hadda ka hor uur leedahay oo aad doorato inaad soo af jarto uurkaaga.
Wada jir masuul uu ah.
Labbada lamaane waxay wadaagaan masuuliyada ka hortagga uurka. Kala hadal iyadda lamaanahaaga