Ka hortagga uurka degdega ah
Xaalada gurmadka ahXaalada gurmadka ahXaalada tallaabada degdega ah loo baahanyahay. Tusaale ahaan: haddii haweenay ay samayso galmo…Akhri wax badan
Haddii aad sameeyso galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan aan la ilaali, waxaad galisa khatarta inaad uur qaado marka anaad rabin.
Waxaad khatarta haddii galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan la sameeyso mudda uur qaadista ma isticmaali kartida kaniika ka hortagga uurka, ama haddii wax ay qaldan yihiin kaniinka ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan.
Waxa aad samaynayo?
Haddii aad rabto inaad uur qaado: waxbo ha sameeynin.
Haddii aad jeclaan lahayd inaadan uuraysan, waxaad haysataa 2 doorasho:
- Qaado kaniinka degdeg ah ee ka hortagga uurka.
- Dhakhtarka ha kuu galiyo copper IUD.
Kiniinka ka hortagga uurkaKiniinka ka hortagga uurkaKiniinka ka hortagga uurka (qaabka ka hortagga uurka). Kiniinka ka hortaga uurka waxa…Akhri wax badan degdega ah
Kiniinka ka hortagga uurka degdega ah sidoo kale waxaa loogu yeedhaa “kiniinka ka dambeeya subaxda”.
Kaniinka degdeg ah ee looga hortago uurka wuxuu yareynaya khatarta uurka kadib galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ilaalsanayn. Kaniinka ka hortagga uurka ah wuxuu dib u ugxananta. Weli waad uuraysan kartaa haddii aad hadda ka hor ugxanta sii daysay. Qaado kiniinka ka hortagga uurka degdega ah sida ugu dhakhsaha badan ee suuragalka ah galmada ka dib. Inta degdeg badan ee aad u qaadato, inta sare ee aanay jirin fursada aad uur ku qaado.
Waxaa jira 2 nooc oo kiniinka ka hortagga uurka degdega ah:
- Kiniinka ka hortagga uurka aad qaadan karto ilaa 3 maalmood ka dib galmada aan la iska ilaalin. Waxaa jira summado badan. Waxaa loo yaqaanoa Norlevo. U qaado kiniinka sida dhakhsaha ah ee suuragalka ah. Si la doorbidayo 24 saacadood ka dib galmada aan la iska ilaalin.
- EllaOne kiniinka ka hortagga uurka degdega ah Waxaad qaadan kartaa kiniinkan ilaa 5 maalmood ka dib galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan
Kiniinka ka hortagga uurka degdega ah
Kiniinka ka hortagga uurka degdega ah maaha ilma soo ridka. Kiniinka ka hortagga uurka degdega ah waxa uu dhex galaa ama daahiyaa ugxan siidaynta. Ilma soo ridku waxa uu soo af jaraa uurka dhabta ah.
Kaniinka ka hortagga degdeg ah waxaa laga helaya farmashiga ama dukaanka daawada warqad la’aan.
Ka hortagga uurka
Haddii aad samaysay galmo aan la iska ilaalin ka dib qaadashada kiniinka ka hortagga degdega ah, waxaad yeelan kartaa uur. Isticmaal cinjir ilaa cadaadaxigta. Waa inaad sidoo kale isticmaashaa kondhomkaKondhomkaDaboolka rabadh khafiif ah oo ninku ku dul xidho guska kacsa. Kondhomku waxa…Akhri wax badan haddii aad bilowday qaab ka duwan oo ka hortagga uurka ah. Waa inaad isticmaasha kaniinka ka hortagga ilaa 7 maalmood oo isku xigta oo ka ilaalineysa uurka.
Sug 5 maalmood qaadashada ka dib EllaOne kiniinka ka hortagga uurka degdega ah ka hor inta aadan bilaabin inaad isticmaasho kiniinka ka hortagga uurka, shayga wareegsan ee siilka ama balastarka ka hortagga uurka EllaOne si sax ah uguma shaqayso qaababkan ka hortagga uurka ah.
Tan macnaheedu wax aweeye kiniinka ka hortagga uurku wuu ka isku halayn yaryahay qaababka ka hortagga uurka. Haddii aad u baahantahay inaad qaadato kiniinka ka hortagga uurka inta badan, ka feker haddii ka hortag kale uu aad kuugu habboonaan lahaa adiga.
Copper IUDIUDIUD macnaheedu wax aweeya qalabka gudaha ilma galeenka la geliyto. Waxay la macno…Akhri wax badan
Waxaad sidoo kale u tegi kartaa dhakhtarkaaga wixii ah copper IUD. Copper IUD waxa uu ka hortagaa aqbaalida unuga ukuntaUnuga ukuntaUnuga sinjiga dhediga. Haweenaydu waxay ku dhalaataa unugyo ugxan badan oo ku jira…Akhri wax badan la bacrimiyay. Tani waa qaab ku meel gaadh ah oo ka hortagga ah kaas oo sidoo kale u shaqeeya xaaladaha degdega ah. Qaabkan, uur ma qaadaysid ugu yaraan 5 ama 10 sano.
Copper IUD
Garo haddii aad qabto STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan
Marka aad sameeyso galmo aan ilaalsanayn waxaad khatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan ugu jirta STI. STIyada inta badan ma laha astaamo cad. Naftaada baadh haddii aad u malaynayso inaad qabto STI.
Iibsashada ka hortagga uurka degdeg ah.
Kaniinka ka hortagga uurka ee degdeg ah waxaa la gada € 12 – € 20. Kaniinka ka hortagga uurka ee EllaOne waa € 25. Netherland, waxaad sidoo kale iibsan kaniinka hortagga uurka warqad la’aan farmashiyahaFarmashiyahaKa adeego meesha aad ka heli karto daawooyinka ee la jirta warqadda daawada dhakhtarkaaga kuu…Akhri wax badan, dukaanka daawada ama onlinka.
Dhakhtarka ayaa kugu gelintaGelintaSaarida qayb ka mid ah jidhkaaga (guska, faraha, iwm.) ama shay jidhka qofk'a…Akhri wax badan copper IUD € 47 ilaa € 120. Iyaddoo ku xidhan summada, waa inaad ku noqotaa dhakhtarka ama ummulisadaUmmulisadaQof tababaran kaas oo caawiya haweenka uurka leh ka hor, muddada iyo ka…Akhri wax badan ka dib 5 ilaa 10 sanadood si aad u hesho copper IUD cusub.
Waa maxay qiimaheedu?
Ilaa da’da 21, badanka qaababka ka hortagga uurka waxaa magdhaba caymiskaaga caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan. SI kastaba ha ahaatee, marka koowaad waa inaad bixisaa inta dheeraadka ah (eigen risico) ee xeerka caymiskaaga caafimaadka. Ka hubi adeeg bixiyaha caymiskaaga caafimaadka si aad u ogaato inta ay leegtahay magdhowgu. Laga bilaabo da’da 21, ka hortagaKa hortagaUjeedada iska ilaalinta ama yaraynta khatarta in la qaado caabuuqyada, cuduro ama shilal.Akhri wax badan uurka keliya ayaa la magdhabaa haddii aad soo saarto caymis dheeraad ah oo ka hortagga uurka ah.
Kiniinka ka hortagga uurka lama magdhabo.