Kiniinka ka hortagga uurka
Kaniinka ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan waa qaabka ka hortagga.
Kiniinka ka hortagga uurkaKiniinka ka hortagga uurkaKiniinka ka hortagga uurka (qaabka ka hortagga uurka). Kiniinka ka hortaga uurka waxa…Akhri wax badan caadi ahaan waa xidhmo ka kooban 21 kiniin ah. Markar qaar hal baako waxaa ku jira kaniiniyo badan.
Kaniinka ka hortagga uurka waxaa ku jira 2 hormoon. Kuwani waxay ka horttagaan hormoonkaHormoonkaWalaxda uu jidhku soo saaro. Hormoonada waxay muhiim u yihiin shaqooyinka jirka kala…Akhri wax badan ugxanaanta. Tani waxay sidoo kale aad u adkaysi unugyada shahwada si ay u gasho minka minkana ma sameeynayo beerid ku haboon ukunta.
Waxaa sidoo kale jira kiniini ka hortagga uurka ka kooban 1 hormoon, kiniinka yar.
Kiniinka ka hortagga uurka
Sida loo qaato kiniinka ka hortagga uurka
Xidhmo 21 kiiniina ah waa in la isticmaalaa maalinta ku xigta.
- Qaado hal kiniin ah maalin kasta isku wakhti. Maalmaha todobaadka caadi ahaan waxay ku calaamadsan yihiin dhabarka xidhmada. Waad ka eegi kartaa inaadan ilaawin inaad qaadato kiniin.
- Ka dib 21 maalmood (3 todobaad) xidhmadu way dhammaataa.
- Todobada maalmood ee ku xiga (1 todobaad), ma qaadatid wax kiniin ah. Toddobaadkaan waxaad bilaabi doonaa in dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan uu ka soo daato siilkaaga (dhiiga caadada). Todobaadkan waxaa sidoo kale ka ilaashantahay uurka.
- Ka dib 7 maalmood (1 todobaad) waxaad bilowdaa xidhmo cusub oo kiniin ah, xataa haddii weli aad dhiig baxayso.
- Sii wad raacida tallaabooyinkii hore.
Ka qaado 1 kiniin ah xidhmada maalin kasta isku wakhti.
Ka dib 21 maalmood (3 todobaad) xidhmadu way dhammaataa. Todobaadkan muddaada dhiiga caadada ayaa bilaabmi doonta. Ka dib 7 maalmood (1 todobaad) waxaad bilowdaa xidhmo cusub oo kiniin ah, xataa haddii weli aad dhiig baxayso.
La isku halayn karo.
Kiniinka ka hortagga uurka aad ayaa la isugu halayn karaa haddii si sax ah loo isticmaalo.
Kiniinka ka hortagga uurka waxa uu noqon karaa mid aan aad la isugu halayn karin, haddii:
- Had iyo jeer isku wakhti ma qaadatid (gaar ahaan haddii aad qaadato kiniinka wax ka badan 12 saacadood ka dib wakhtiga aad caadi ahaan qaadato);
- Waxaad matagtaa gudaha 2 saacadood qaadasha kiniinka ka dib.
- Waxaad yeelanaysa shubanShubanSaxaro khafiif ah oo biyo leh. Haddii aad qabto shuban waa inaad musqusha…Akhri wax badan.;
- Waxaad qaadan daawooyinka qaar sida St John’s wort. U sheeg dhakhtarkaaga haddii aad qaadanayso kiniinka ka hortagga uurka. Tani waxaad ku xisaabi doontaa marka uu dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan uu qoro daawooyinka.
- Waxaad ilowday inaad kiniinka qaadato.
Keliya qaadashada kiniinka ka hortagga uurka maalmaha aad galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan samayso la iskuma halayn karo dhammaanba.
La isku halayn karo.
Maxaad samayn haddii aad ilowdo inaad qaadato 1 kiniin dheeraad ah?
Si fiican uga ma diifaacnid uurka haddii aad hilmaamto
- stiriip cusub ee kaniinka koowaad;
- labo kaniin ama wax ka badan 7 maalmood ee ugu horeya (toddobaadka 1) ee stiriip-ka;
- sadex kaniin ama wax ka badan 7 maaliin iyo 14 maalmood (toddobaadka 2) ee stiriip-ka;
- labo kaniin ama wax ka badan 7 maalmood ee ugu dambeysay ee istiriip-ka (3 toddobaad).
Ma sameeysay galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan oo ma laguu isticmaalay mid ka mid caaladdahan 5 maalin ee la soo dhaafay, markaas waxaa jirto fursaad ah inaad uur tahay. Isticmaalka kaniinka ka hortagga ah ee degdeg ah (morning after pill) haddii aanad rabin inaad uur qaado.
Marka aad qaadato kaniinka 7 maalmood oo isku xigta, waxaa laga difaaci doonaa uurka mar kale. Inta lagu jiro 7 maalmood isticmaalka kondhomkaKondhomkaDaboolka rabadh khafiif ah oo ninku ku dul xidho guska kacsa. Kondhomku waxa…Akhri wax badan haddii aad rabto inaad sameeyso galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan.
Haddii aad hilmaamto dhowr jeer 3 toddobaadka waxaad sameeyn kartaa 2 shay:
- Ha dhammaynin istiirrip-ka oo joog toddobaad kaniin la’aan 4 ilaa 7 maalmood. Marka sii wad istiriipka cusub.
- Ma ahaan inaad ahaato toddobaad kaniini-laan haddii istiribkan ka dhammaado.

Isticmaal kondhomka marka aad galmo sameeyso 7 maalmood ee xigta.

Haddii aad sameeyso galmo aan difaacnayn 5 maalmood ee hore ma rabta inaad uur qaado.

Qaado kiniinka ka hortagga degdega ah (subaxdii kiniinka ka dambeeya) sida dhakhsaha ah ee suuragalka ah.
Xaaladdaha kale?
Ma hilmaamtay:
- 1 kaniini, laakiin kaniinka koowaad ee istiriipka;
- 2 kaniini toddobaadka 2 (7 maalmood ilaa 14)?
Marka isticmaal kuwa soo socda:
- Qaado kiniinka u dambeeya ee aad ilowdo sida dhakhsaha ee suuragalka ah. xataa haddii macnaheedu yahay qaadashada 2 kiniin ah maalin isku mid ah.
- Sii wad inaad qaadato baaqiga kiniinka ku jira xidhmada sida caadiga ah.
- Waxaad ka difaacan tahay uurka aan la rabin.
- Uma baahnid ka hortagga degdega ah (kiniinka subaxda ka dib) haddii aad samaysay galmada aan la iska ilaalin dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay.


Qaado kiniinka ka hortagga uurka sida ugu shakhsaha badan ee suuragalka ah, xataa haddii macnaheedu yahay inaad qaadato 2 kiniin ah isku maalin.

Sii wad inaad qaadato baaqiga kiniinka ku jira xidhmada sida caadiga ah.
Haddii aad ilowdo inaad qaadato 2 ama kiniin ka badan todobaadyo kala duwan oo xidhamad ah, waydii xirfad yaqaanka caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan caawimo.
Haddii aad si joogto ah u hilmaamto qaadashada kaniinka, waxaad isticmaali karta wax ka caawiya inaad soo xusuuso ama ama la hadal dhakhtar wax ku saabsan kala duwnaanshaha qaabka ka hortagga uurka.
Ma jirto waxyeelo caafimaadkaaga ah
Kiniinku waxa uu ka koobanyahay hormoono. Hormonadan caadiyaan ma waxyeelaynayso caafimaadkaaga. Si kastaba ha ahaadee, xaaladaha qaarkood way wanaagsantahay in la doorto qaab ka duwan oo ka hortaga uurka. Waydii dhakhtar talo.
Kaniinka ka hortagga uurka ma ka dhigayo inay dhalmadaada yaraato. Haddii aad doonayso inaad uurayso, jooji qaadashada kiniinka .
Qaadashada kiniinku kuguma kordhin doonto miisaan.
Qaadashada kiniinku kuguma kordhin doonto timaha jidhka oo badan.
Inta lagu jiro bilaha ugu horeya ee aad qaadayneyso kaniinka ka hortagga uurka, kaniinka wuxuu sababi karaa waxyeelo sida naasooo jilca, dhiig bax yar oo u dhaxeya caadada, madax xanuun ama lalabo. Tani waxay saamaysaa caadi ahaan oo waxay u qarsoontaa si kedis ah. Haddii aanay qarsoomin, la tasho dhakhtar. Waxaa jira noocyo kala duwan oo kiniinka ka hortagga uurka ah. Si wada jir ah dhakhtarka, waxaad ka heli kartaa kiniinka ka hortagga uurka ee adiga kugu habboon.
Cadaada inta badan way jilcaysa iyo xanuun yar.
Ma jirto ka hortagga STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan iyo HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan.
Kiniinka ka hortagga uurka kaama ilaaliso adiga STI ama HIV. Keliya kondhomka ayaa ku ilaalin kara.
Kondhomka
Kiniinka yar
Waxaad sudoo kale qaadan kartaa kiniinka yar. Waxay la mid tahay kiniinka ka hortagga uurka caadiga ah, laaiin xidhmada kiniinka yar waxay ka koobantahay 28 kiniin ah beddelka 21.
Kiinka yar waxa uu ka koobanyahay 1 hormoon. Hormoonada ayaa ka hortagga ugxnaanta waxayna ka dhigaan unugyada shahwada inay aad ugu adkaato inay gasho minka oo aad gaarto unugta ukunta. Waxay sidoo kale ka dhigaysa minka mid aan ku haboonayn beerida unugta ukunta. Kala duwanaanshaha kaniinka jootada ah ee leh 2 hormoon waa kan minipill ma jirto toddobaadka kaniini-lanta iyo sidoo kale bil uu bax jirin. Mini-pill wuxuu badqab u yahay sida kaniiniga caadiga ah.
Waad qaadan kartaa kiniinka yar haddii aad naasnuujinayso.
Saameynta ugu badan ee mini-pill waa caadoCaadoWaayida dhiiga hal mar bishii dhexd'a siilkahaweenayda. Caadada waxay socotaa dhoor beri. Bil…Akhri wax badan wareer iyo maqnaansho, ama caado yari.
Kiniinka yar
Sida loo qaato kiniinka yar
U qaado kiniinka yar qaabka soo socda:
- Qaado 1l kiniin ah maalin kasta isku wakhti.
- Markaad dhammayso xidhmo ka dib 28 maalmood (4 todobaad), bilow mid cusub maalinta xigta. Waxaad sii wadaa inaad qaadato kiniin yar muddada dhiigaaga caadada.
Kiniinka yar wuu ka badbaado yar yahay haddii aad ilowdo wax ka badan 12 saacadood ka dib wakhtigaaga caadiga ah.
Qaado hal kiniin ah maalin kasta isku wakhti.

Markaad dhammayso xidhmo ka dib 28 maalmood (4 todobaad), bilow mid cusub maalinta xigta. Waxaad sii wadaa inaad qaadato kiniin yar muddada dhiigaaga caadada.
Iibsashada kiniinka ka hortagga uurka.
Waxaad u baahan tahay inuu kuu soo qoro dhakhtarka qoyskaaga, dhakhtarka haweenka ama umulisda si aad uu iibsato kaniinka ka hortagga uurka. Ma iibsan kartid kiniinka ka hortagga uurka iyaddoon laguu qorin. Waxaad qaadan kartaa oo kaliya kaniinka ka hortagga uurka farmashiye.
Ilaa da’da 21, badanka qaababka ka hortagga uurka waxaa magdhaba caymiskaaga caafimaadka. SI kastaba ha ahaatee, marka koowaad waa inaad bixisaa inta dheeraadka ah (eigen risico) ee xeerka caymiskaaga caafimaadka. Ka hubi adeeg bixiyaha caymiskaaga caafimaadka si aad u ogaato inta ay leegtahay magdhowgu. Laga bilaabo da’da 21, ka hortagaKa hortagaUjeedada iska ilaalinta ama yaraynta khatarta in la qaado caabuuqyada, cuduro ama shilal.Akhri wax badan uurka keliya ayaa la magdhabaa haddii aad soo saarto caymis dheeraad ah oo ka hortagga uurka ah.
Ma waxaad tahay magan galya doon oo waxaad ku nooshahay xarunta magan galyada? Xaaladaas ka hortagga uurku waa bilaash.
Gudaha Netherlands, waxaa jira noocyo kala duwan oo summadaha ah kiniinka ka hortagga ah ee la heli karo. Tani waxay ukala duwantahay qiimaha (12 ilaa 60 Yuuro sanadkiiba, iyaddoo ku xidhan summada, caafimaad caymiyahaaga iyo wax ku biirinta gaarka ah (eigen bijdrage) ee lagu dejiyay xeerkaaga caymiska). Waydii xirfad yaqaanka daryeelka caafimaadka wixii macluumaad dheeraada ah.