Copper IUD
Cooper IUDIUDIUD macnaheedu wax aweeya qalabka gudaha ilma galeenka la geliyto. Waxay la macno…Akhri wax badan waa qaab looga hortaggayo uurka.
Copper IUD waa tuumbo caaga ah oo u samaysan qaabka T.
Waxay uurka uga hortagga 2 siyaabood:
- Maarta waxay ka joojineysa unugyada shahwada inay ka soo dhaqaqaan waxayna ka hortagayaan bacriminta.
- Cooper wuxuu ka hortaggya unuga ukuntaUnuga ukuntaUnuga sinjiga dhediga. Haweenaydu waxay ku dhalaataa unugyo ugxan badan oo ku jira…Akhri wax badan inay beeranto.
Copper IUD
Sidee copper IUD u shaqaysaa?
Dhakhtarka guud, umulisda ama dhakhtarka haweenka ayaa gelinaya minka cooper IUD 12 maalmood ee ugu horeysa ee cadadeeda. Waxay noqon kartaa mid xanuun badan, markaas waxaa lagu siin kara xanuun baabiiye.
Cooper IUD waxay shaqeyneysa 5 ilaa 10 sano. Wakhtigaa ka dib waxay u buuhantahay in la beddelo.
Marka IUD la geliyo, 1 ama 2 dun oo gaaban ayaa looga tagayaa banaanka ee ilmo galeenka. Waxay ku jiraan gdahaha siilka, halkaas oo aad ka dareemi karto. Tan macnaheedu waxa weeya waxaad had iyo jeer hubisaa in IUD weli ay meesha ku jirto.
Faahfaahinta miskaha naagta: 1. cooper IUD, 2. minka, 3. siilka, 4. dabadda and 5. kaadi mareenka.

Haweenay taagan Yoolku waa uu saaranyahay xubinta galmada dibada ah.

Copper IUD waxaa la geliyaa gudaha ilma galeenka. 1 ama 2 dun oo gaban ayaa looga tagaya banaanka dibadda. Hoos ayay siilka ugu jiraan.
Si xad dhaaf ah la isuguma halayn karo
Copper IUD aad ayaa loogu kalsoon yahay.
Si xad dhaaf ah la isuguma halayn karo
Ma jirto waxyeelo caafimaadkaaga ah
Copper IUD ma ku jirto hormoono.
Cooper IUD ma ka dhigayo inay dhalmadaada yaraato. Haddii aad doonayso inaad uuraysato, IUD ayaa lagaa saarayaa.
Caadadaada waxay noqon kartaa mid wax yar culays leh oo xanuun badan.
Ma jirto ka hortagta STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan iyo HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan.
Copper IUD kaama ilaaliso adiga STI ama HIV. KondhomkaKondhomkaDaboolka rabadh khafiif ah oo ninku ku dul xidho guska kacsa. Kondhomku waxa…Akhri wax badan oo kaliya ayaa ku ilaalin kara.
Kondhomka
Qiimaha copper IUD
DhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan ama ummuliso ayaa gelin kara copper IUD laga bilaabo€47 ilaa € 120. Waxay ku xiran tahay nooca, waa inaad dib ugu noqota dhakhtarka, dhakhtarka haweenka, ama umulisda kadib 5 ilaa 10 sano copper IUD cusub.
Ilaa da’da 21, badanka qaababka ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan waxaa magdhaba caymiskaaga caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan. SI kastaba ha ahaatee, marka koowaad waa inaad bixisaa inta dheeraadka ah (eigen risico) ee xeerka caymiskaaga caafimaadka. Ka hubi adeeg bixiyaha caymiskaaga caafimaadka si aad u ogaato inta ay leegtahay magdhowgu. Laga bilaabo da’da 21, ka hortagaKa hortagaUjeedada iska ilaalinta ama yaraynta khatarta in la qaado caabuuqyada, cuduro ama shilal.Akhri wax badan uurka keliya ayaa la magdhabaa haddii aad soo saarto caymis dheeraad ah oo ka hortagga uurka ah.
Waa maxay qiimaheedu?