U turjun:

Ka dhigid madhalays

Madhalays ka dhigida waa qaab ku meel gaadh ah oo ka hortagga uurka ah.

Dhalmo iska xiriada qaaliinka ka dhiga bacriminta inaysan surtogalin. Unugyada shahwada ma gaaranayaan unug ukunta.

Dhalmo iskka xirida ma sameeyneyso caafimaadka ama galmadaada.

Labbada haweenka iyo ragaba dhalmada waa laga xidhi karaa.

Dhakhtar ku samaynayo madhalays ka dhigida nin

Madhalays ka dhigida raga

Kadib iska xirida dhalmada ninka weli uu biy baxaya. Waxa uu soo saaraa shahwad aan lahayn unugyada shahwada Wuxuu uu galmooyinka kara sida caadiga ah.

Dhkhtarka wuxuu xiraya tubooyinka shahwada.

Unugyada shahwada ma u safari karto tuubooyinka shada borostaytiska iyo qanjirada shahwada, halkaas oo shahwada laga soo saaro.

Baadh shahwadaada ka dib 3 bilood. Haddii shahwada aysan ku jirin wax unugyada shahwada ah, waxaad isticmaali kartaqaababka kale ilmo kala fogayntakale.

Nin taagan. Yoolku waa uu saaranyahay xubinta galmada dibada ah.

Madhalays ka dhigida raga: dhuunta manida ayaa la xanibaa.

Madhalays ka dhigida haweenka

Ma dhalleys ka dhiga wax saameeyn ku ma lahan caadada, ugxaanta ama xiliga caadada.

Dhkhtarka wuxuu xiraya tubooyinka faloobiyaanka ah.

Unugyada shahwadu in dheeraad ah ma gaadhi karaan unuga ugxanta.

Haweenay taagan Yoolku waa uu saaranyahay xubinta galmada dibada ah.

Madhalays ka dhigida haweenka: tuunbooyinka faloob ayaa la xanibaa.

Madhalays ka dhigida: qaliinka

Raga, qaliinka waxaa lagu sameeyay suuxinta maxaliga ah. Haweenka, qaliinka waxaa caadi ahaan lagu isticmaala isticmaalida qaliinka, oo la isticmaalayo kaababyo.

Ma dhallaysnidma caadi ahaan waxay saameyn ma ku yeelanayso rabitaankaga galmada ama nolosha galmada. Raga iyo haweenka weli waxay haysan karaan hamada aadka u saraysa.

Madhalays ka dhigida waa qaab ku meel gaadh ah oo ka hortagga uurka ah. Ka noqoshada dhalma ka joojinta way adagtahay oo inta badan maaha mid guul leh.

Si xad dhaaf ah la isuguma halayn karo

Madhalays ka dhigidu waa mid aad la isugu halayn karo. Khatarta waxay aad ugu weyn marka haweeneyda laga xiro dhalmada markii loo eego marka uu ninka dhalmada iska xiro. 

Si xad dhaaf ah la isuguma halayn karo

Ma jirto ka hortagta STI iyo HIV.

Madhalays ka dhigidu kaama ilaaiyo STIyada ama HIV. Keliya kondhomka ayaa ku ilaalin kara.

Kondhomka

Qiimaha Madhalays ka dhigida

Madhalays ka dhigida ninku kharashkeedu waa inta u dhaxaysa € 300 iyo € 700.
Madhalays ka dhigida haweenayda kharashkeedu wuu badan yahay. Qiimaheedu waa ilaa€ 1600.

Qiimahu waxa uu ku xidhanyahay:

  • haddii aad qaadato suuxinta maxaliga ah ama ta guud;
  • qalabka uu isticmaalo dhakhtarku;
  • haddii aad joogto ama aanad joogin gudaha qol keliya cusbitaalka.

 

Waa maxay qiimaheedu?

Madhalays ka dhigidu ma daboolo xidhamada caadiga ah ee caymiska caafimaadka (basisverzekering); wakhtiyada qaarkood waa la magdhabaa haddii aad qaadato caymis caafimaad oo dheeraad ah. Ka hubi adeeg bixiyaha caymiskaaga caafimaadka si aad u ogaato inta ay leegtahay magdhowgu