U turjun:

Usha ka hortaga uurka

Beerida ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan waa qaabka ka hortagga.

Waa ul yar oo laablaabmi karta oo la cabbir ah usha kabriidka. Waxaa ku jira 1 hormoon. Hormoonkan wuxuu ka hortaggaya ugxnaanta. Waxay sidoo kale in unugyada shahwada ay aad ugu adkaato inay gasho minka oo aad gaarto unugta ukunta. Waxay sidoo kale ka dhigaysa minka mid aan ku haboonayn beerida unugta ukunta.

Usha ka hortaga uurka

Sidee qalabka gelintaGelintaSaarida qayb ka mid ah jidhkaaga (guska, faraha, iwm.) ama shay jidhka qofk'a…Akhri wax badan ka hortagga uurku u shaqaysaa?

Dhakhtarka guud, umulisda ama dhakhtarka haweenka ayaa beeri doonaa galaha. Waxaa lagu siin doonaa kabaabyo ushana waxaa lagu riixi doonaa gudaha maqaarka garabkaaga. Tani ugu badnaan xanuun ma leh.

Qalabka gelinta ka hortagga uurku waxay shaqaysaa ilaa 3 sanadood. 3 sanadood ka dib waxay u buuhantahay in la beddelo. Marka aad cayilan tahay waxaa lagu talina kasloonida lagu beddelayo cirbadda ku beeran 2 sano kadib, kala hadal dhakhtarkaaga.

Dhakhtarku waxa uu geliya qalabka gelinta ka hortagga uurka gacanta sare ee haweenayda.

Si xad dhaaf ah la isuguma halayn karo

Qalabka gelinta ee ka hortagga uurka aad ayaa la isugu halayn karaa haddii si sax ah loo isticmaalo. Halista qiyaas ahaan waa 1, 2,000 kiiba.

Si xad dhaaf ah la isuguma halayn karo

Ma saamayso caafimaadkaaga

Qalabka gelinta ee ka hortagga uurka waxa uu ka koobanyahay 1 hormoon. Hormonkan caadiyaan ma waxyeelaynayso caafimaadkaaga. Si kastaba ha ahaadee, xaaladaha qaarkood way wanaagsantahay in la doorto qaab ka duwan oo ka hortaga uurka. Waydii dhakhtar talo.

Cirbadda ku beerida ee ka hortaggta uurka ma dhigayso in yaraato dhalmadaada. Haddii aad doonayso inaa duuraysato, qalabka lagu geliyay ayaa lagaa saarayaa.

Inta lagu jiro bilaha koowaad ee isticmaalista cirbada ku beerida ka hortagga uurka, waxaa laga yaaba inaad yeelato waxyeelo sida naaso jilcan, madax xanuun, iyo caado wareer. Saamaynahan caadi ahaan waxay u qarsoomaan iskood. Haddii aanay qarsoomin, la tasho dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan.

Cadaada waxay noqon inta way jilicsan tahay inta badan way isla istaagaysa. Haweenka qaar, dhiiga caadadu wuu sii cuslaadaa. Kuw akale waxya siiw adaan yeelashada muddooyin dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan caadoCaadoWaayida dhiiga hal mar bishii dhexd'a siilkahaweenayda. Caadada waxay socotaa dhoor beri. Bil…Akhri wax badan oo aan caaid ahayn.

Ma jirto ka hortagta STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan iyo HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan.

Qalabka gelinta ka hortagga uurka kaama ilaaliso adiga STU ama HIV. Keliya kondhomka ayaa ku ilaalin kara.

Kondhomka

Qiimaha qalabka gelinta ka hortagga uurka

Dhakhtarka, umulisda, dhakhtarka haweenka ayaa galin karaa wax ku saabsan € 140 – € 200. 3 sano kadib waa inaad ku soo noqota dhakhtarka si lagu beero mid cusub. Marka aad cayilan tahay waxaa lagu talina kasloonida lagu beddelayo cirbadda ku beeran 2 sano kadib, kala hadal dhakhtarkaaga.

Ilaa da’da 21, badanka qaababka ka hortagga uurka waxaa magdhaba caymiskaaga caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan. Si kastaba ahaate, marka hore waa inaad bixisi lacagta (eigen risico) siyaasada caymiska caafimaadkaaga. Ka hubi adeeg bixiyaha caymiskaaga caafimaadka si aad u ogaato inta ay leegtahay magdhowgu. Laga bilaabo da’da 21, ka hortagaKa hortagaUjeedada iska ilaalinta ama yaraynta khatarta in la qaado caabuuqyada, cuduro ama shilal.Akhri wax badan uurka keliya ayaa la magdhabaa haddii aad soo saarto caymis dheeraad ah oo ka hortagga uurka ah.

Waa maxay qiimaheedu?