U turjun:

Qorshaynta qoyska dabiiciga ah

Qorshaynta qoyskaQorshaynta qoyskaMarka aad qorshayso qosykaaga, waxaad go'aansatay haddii, marka iyo inta ay leegtahay carruuta…Akhri wax badan dabiiciga ah macnaheedu waxa weeye ma jiraan qaabab ka hortagga uurka ah oo la isticmaalaa.

Waxaa jira qabaab badan oo qorshaynta qoyska dabiiciga ah:

  • Inaadan samayn galmo. Si kastaba ha ahaatee, waa dabiici inay dadku galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan sameeyaan.
  • Inaadan samayn galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan marka haweenaydu aanay ku jirin wakhtigay rimayso. Qaababka noocyadan waxaa kale oo loo yaqaana qaabka ka warheynta bacriminta. Si kastaba ha ahaatee, way adagtahay in la ogaado maalmahu kuwa ay uihiin haweenaydu uuraysan karto.
  • Ka saaridaKa saaridaIn laga soo saaro guska siilka ka hor biyo baxa. Tani waa dabiici…Akhri wax badan guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan ka hor inta aanu ninku biyo bixin.
  • Naas nuujinta.

Qaabka ku celcelinta: way adagtahay in la xisaabiyo marka haweenayda ay tahay mid rimaysa oo aanay galmo samayn karin.

Qaababka ka heynta bacriminta

Markaad isticmaalayso qaababka wacyigelinta dhalmada ma sameeyn doontid galmo maalmaha ay naagtu khatarta ugu jirto inay uur yeelato ama waxaad sameeyn doontaa taxadar aad ku yarayso fursadaha uurka lagu qaado. Waxaa jiro dhoawr siyaabood oo lagu sadaalin karo maalmha ugxaanta ee ku jira cadaada. Kuwaani waxay ka kaslooni yaryihiin qaaaka looga hortago uurka. Waxaa jiro haween yar oo leh waareega caadada kuwaas oo isku muudo ah bil walba. Maalinta ugxnaanta ayaa kala duwnaan kartaa bil walba. Haddii aad isku daro qaaabka, waxaad si dhaw u saadaalin kartaa in badan ugxnaanta.  

  • Taariikh tirsiga qaaka: ugxaanta waxay ku dhacdaa ilaa 14 maalmood ka hor caadada. Haddii aad joogto u hesho cadaada, waxaad xisaabin kartaa marka qiyaasi kartaa marka aad ugxaan baxeyso. 7 maalmood ka hor ugxnaanta la sadaaliyay iyo 2 maalmood kadib waxaa jiro khatarta sare ee uur qaadista marka aad sameeyso galmo cinjir la’aan ah. Waxaad dooran kartaa inaad dejsio 8 ilaa maalinta 19 inta aad khatarta ugu jirto wareegaaga si aad u hubiso. 
     
  • Qaabka heerkulka: heerkula jirka wuxuu kor u qaada ugxnaanta ugu badnaan 0.5 darajo. Haddii subax walba aad si toos ah ugu soo kacdo heerkulka oo aad si joogto ah u ogaato tani, waxaad arki kartaa ugxnaanta. Haddii aad isku aragto heerkula dhinbilaahan bil walba isku maalin, waxaad isticmaali kartaa inaad saadaaliso ugxnaantaada. 7 maalmood ka hor ugxnaanta la sadaaliyay iyo 2 maalmood kadib waxaa jiro khatarta sare ee uur qaadista marka aad sameeyso galmo cinjir la’aan ah. 
     
  • Qaabka dhacaanka minka: fiiri oo dareen malaxda minka. Dhacaanka siilka wuxuu noqon mid aad u hufan iyo kala jiidan marka ugxanaanta soo socota. Halkaan sidoo kale waxaad isticmaalaysa laga bilaabo 7 maalmood ka hor ugxnaanta iyo 2 maalmood kadib waxaa jiro khatarta sare ee uur qaadista marka aad sameeyso galmo cinjir la’aan ah. 

Qaabka ka saarida

Ka saarida guska ka hor inta aanu ninku biyo bixin:

  • Ka hor inta aanu biiyo bixin, ninku hadda ka hor waxa uu lumin karaa wax yar oo dheecaan ah oo ka koobnaan kara unugyada manida.
  • Way adagtahay in dhab ahaan la garto marka ninku biyo baxo. HamadaHamadaDhererka kicitaanka galmada. Si xoogan waxay u tahay dareen farxad leh. Dhammaan muruqyadaadu…Akhri wax badan sare inta badan aad ayay u tan badataa ama u degdeg badataa iyo mid aan la filayn. Tani waa mid aad u adag in laga saaro guska ka hor shahwada u horaysaa markay soo baxdo.
  • Haddii ninku ku biyo baxa meel u dhow siilka, unugyada shahwadu waxay gaadhi karaan siilka. Tan macnaheedu waxa weeye haweenaydu way uuraysan kartaa.

Qaabka ka saarida: ninku waxa uu ka saaraa guskiisa siilka ka hor inta aanu biyo bixin.

Naas nuujintaNaas nuujintaHaweenayda waxay ku naas nuujinta ilmaheeda caano naaskeeda, halkii ay ka ahaan lahady…Akhri wax badan

Naas nuujinta waa qaab keliya ku shaqeeya hoosta shuruudaha soo socda:

  • Qaabka ugu wanaagsan waxay ku shaqaysa oo kaliya 6 bilood ee ugu horeysa dhalmada kadib haddii ay weli caadoCaadoWaayida dhiiga hal mar bishii dhexd'a siilkahaweenayda. Caadada waxay socotaa dhoor beri. Bil…Akhri wax badan kugu dhicin oo kaliya. 6 bilood kadib, way wanaagsan tahay in la isticmaalo qaabka, xitaa haddii aanad yeelanin caadaadaa. Tusaale ahaan: kondhomka amakiniinka yar
  • Haweenaydu keliya waa inay naas nuujisaa ilmaheeda. Tan macnaheedu waxa weeye keliya waxay heshaa naaska caanaha. Waa inaanay weligeed ka badan 4 saacadood inta u dhexaysa quudinta muddada maalinta iyo 6 saacadood inta u dhexaysa quudinta muddada habeenka.
  • Haweenaydu waa inaanay caanaha iska lisin Lisida caanahu waxay waa ku maroojinta naaska gacanta ama isticmaalka bamka si looga nuugo caanaha naaskaCaanaha naaskaCaanaha ka yimaad'a naaskahaweenayda. Haweenku waxay ku quudan karaan ilmahooda caanaha naaskaAkhri wax badan.

Haddii aadan buuxin shuruudahan, isticmaal qaabka ka hortagga uurka. Marka la naas nuujinayo, way fiicantahay in la isticmaalo kondhom ama kiniinka yar.

Haweenay naas nuujinaysa ilmaheeda.

Aad la isuguma halayn karo

Way adagtahay in loo isticmaalo qaababka qorshaynta qoyska dabiiciga ah si sax ah. Waad uuraysan kartaa haddii aadan u isticmaalin qabaabkan si asax ah. 

Haddii aanad rabin inaad caruur yeelato, waa way wanaagsan tahay in la tixgeliyo isticmaalida qaab kale. Waydii dhakhtar ama ummuliso wixii talo ah.

Aad la isuguma halayn karo

Ma jirto ka hortagta STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan iyo HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan.

Qaababka qorshaynta qoyska dabiiciga ah kaama ilaaliso STIs ama HIV. Keliya kondhomka ayaa ku ilaalin kara.