U turjun:

IUD hormoonka

HormoonkaHormoonkaWalaxda uu jidhku soo saaro. Hormoonada waxay muhiim u yihiin shaqooyinka jirka kala…Akhri wax badan IUDIUDIUD macnaheedu wax aweeya qalabka gudaha ilma galeenka la geliyto. Waxay la macno…Akhri wax badan waa qaab looga hortaggayo uurka. Hormoonka IUD waa tuyuub caag ah oo u sameeysan qaabka-T kaas oo ay ku jirto 1 hormoon.

IUD hormoonka

Sidee IUD hormoonka u shaqayaa?

Hormoonka IUD wuxuu u shaqaya sida soo socota:

  • Waxay sidoo kale aad uga dhigaan unugyada shahwada inay gaaraan xabka xuubka minka. Unugyada shahwada waxaa ku adkaanaysa inay gaarto minka, meesha ay taalo unuga ukuntaUnuga ukuntaUnuga sinjiga dhediga. Haweenaydu waxay ku dhalaataa unugyo ugxan badan oo ku jira…Akhri wax badan.
  • Hormoonka wuxuu ka hortaggya unuga ukunta inay beeranto.

D hakhtarka guud, umulisda ama dhakhtarka haweenka ayaa gelinaysa minka naagta IUD 7 maalmood ee ugu horeysa ee cadadeeda.

Hormonka IUD waxay shaqeyneysa 5 ilaa 8 sano. Muddan kadib waxaa loo baahan yahay in la beddelo.

Marka IUD la geliyo, 2 dun oo gaaban ayaa lagaga tagaa dibada makaanka. Waxay ku jiraan gdahaha siilka, halkaas oo aad ka dareemi karto. Tan macnaheedu waxa weeya waxaad had iyo jeer hubisaa in IUD weli ay meesha ku jirto.

Faahfaahinta miskaha naagta: 1. hormoonka IUD, 2. minka, 3. siilka, 4. dabadda and 5. kaadi mareenka.

Haweenay taagan Yoolku waa uu saaranyahay xubinta galmada dibada ah.

IUD waxaa la geliyaa gudaha ilma galeenka. 2 dun oo gaaban ayaa lagaga tagaa dibada ilma galeenka. Hoos ayay siilka ugu jiraan.

Si xad dhaaf ah la isuguma halayn karo

IUD hormoonka si xad dhaaf ah ayaa la isugu haleeyaa. 

Si xad dhaaf ah la isuguma halayn karo

Ma jirto waxyeelo caafimaadkaaga ah

IUD hormoonku waxa uu ka koobanyahay 1 hormoon. Hormonkan caadiyaan ma waxyeelaynayso caafimaadkaaga. Si kastaba ha ahaadee, xaaladaha qaarkood way wanaagsantahay in la doorto qaab ka duwan oo ka hortaga uurka. Waydii dhakhtar ama ummuliso wixii talo ah.

Waxaa sidoo kale jira copper IUD. Tani waa IUD wadata dun xunaas ah oo ku xidhan. Nusaaxtu waxay joojisaa unugyada shahwadu inay dhaqaaqaan.

Hormonka IUD ma ka dhigayo inay dhalmadaada yaraato. Haddii aad doonayso inaad uuraysato, IUD ayaa lagaa saarayaa.

Inta lagu jiro isticmaalka bilaha koowaad, waxaad yeelan kartaa saameynta sida finaan, naaso jilcan iyo madax xanuun. Tani waxay saamaysaa caadi ahaan oo waxay u qarsoontaa si kedis ah. Haddii aanay qarsoomin, la tasho dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan.

C aadadaada waxay noqon kartaa mid aan cuslayn oo inta badana si wada jir ayay u istaagaysa.

Ma jirto ka hortagta STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan iyo HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan.

IUD hormoonka kaama ilaaliso adiga STI ama HIV. Keliya kondhomka ayaa ku ilaalin kara.

Kondhomka

Qiimaha IUD hormoonka

Dhakhtarka ama umuliso ayaa hagaajin karta hormoonka IUD wax ku saabsan € 150 – € 200, waxay ku xiran tahay nooca, kharashka lagu gelinayo IUD. Kadib 5, 6 ama 8 sano (waxay ku xiran tahay nooca) waa inaad ku soo celisa dhakhtarka hormoonka cusub ee IUD.

 

Waa maxay qiimaheedu?

Ilaa da’da 21, badanka qaababka ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan waxaa magdhaba caymiskaaga caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan. SI kastaba ha ahaatee, marka koowaad waa inaad bixisaa inta dheeraadka ah (eigen risico) ee xeerka caymiskaaga caafimaadka. Ka hubi adeeg bixiyaha caymiskaaga caafimaadka si aad u ogaato inta ay leegtahay magdhowgu. Laga bilaabo da’da 21, ka hortagaKa hortagaUjeedada iska ilaalinta ama yaraynta khatarta in la qaado caabuuqyada, cuduro ama shilal.Akhri wax badan uurka keliya ayaa la magdhabaa haddii aad soo saarto caymis dheeraad ah oo ka hortagga uurka ah.