Shayga kala qaybiska
Sawirka waa qaabka ka hortagga.
Shayga kala qaybiskaShayga kala qaybiskaDaboolka silikoonka ah, ugu badnaan 8,5 sm balladh ah, taas oo ay haweenaydu…Akhri wax badan waa fur silikoon ah oo leh girgir debecsan. Waxay daboosha galida minka (ilmo-galeenka) iyo unugyada shahwada inay gaaraan unugta ukunta.
Waxaad ka soo ibsan kartaa farmashiiga rajeeto ama onlaynka.


Caya, waxaa laga heli karaa 1 cabbirka heerka ah
Sidee loo isticmaalaa shayga kala qaybiska?
Geli xuubka qafiifka gudaha siilka ka hor inta aadan gelinin. U samee qaabka soo socda:
- Gali jeelka gaar ah (spermicide) labada dhinac ee sawirka. Diaphram aan laheyn jeelka ma lagu kalsoonaan karo qaabka uur ka hortagida.
- Isku qabo diaphramka oo gali ugu badnaan 2 saac ka hor galmada.
- Geli shayga kala qaybiska meel qoto dheer oo siilka ah, guudka albaabka ilma galeenka. Waa in la gelinin in ka badan 2 saac galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ka hor. Qabo dhinaca godka ah ee shayga kala qaybiska dhanka ilma galeenka Afka dhuunta ilma galeenka waa in la daboolaa.
- Ka saar shayga kala qaybiska inta u dhexaysa 6 iyo 24 saacadood ka dib biyo baxa. Hoos u soo jiid oo soo saar.
- Ku dhaq biyo kulul oo qalalaji.
Faahfaahinta miskaha naagta: 1. sawirka, 2. minka, 3. siilka, 4. dabadda and 5. kaadi mareenka.

Gali jeelka gaar ah (spermicide) labada dhinac ee sawirka. Jeelka waxay ka hortaggaysa inay dhaqdhaqaaqdo unugyada shahwada.

Isku qabo oo gudaha gali siilka.

Qabo dhinaca godka ah ee shayga kala qaybiska dhanka ilma galeenka

Geli shayga kala qaybiska meel qoto dheer oo siilka ah, guudka albaabka ilma galeenka. Afka dhuunta ilma galeenka waa in la daboolaa.

Shayga kala qaybiska

Shayga kala qaybiska waxa uu ku jiraa meesha marka la samaynayo galmo. Dhaaf ilaa lix saac galmada kadib.

U soo saar shayga kala qaybiska addoo hoos u jiidaya oo soo saaraya.

Ku dhaq biyo kulul oo qalalaji.
Aad la isuguma halayn karo marka si khaldan loo isticmaalo
Marka shayga kala qaybiska si sax ah loo istcimaalo, waa qaab aad la isku halayn kara oo ka hortagga galmada ah, SI kastaba ha ahaatee, shayga kala qaybiska inta badan looma isticmaalo qaabka hore loo sharaxay. Xaaladaas, shayga kala qaybiska aad la isuguma halayn karo.
Waa inaadan isticmaalin shayga kala qaybiska muddada 6 todobaad ka dib ummulidaUmmulidaNidaamka dhalista ilmo.Akhri wax badan. Waydii dhakhtar talo.
Aan aad la isugu halayn karin.
Ma jirto ka hortagta STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan iyo HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan.
Shayga kala qaybiska kama hortaggo STIyada ama HIV. Keliya kondhomka ayaa ku ilaalin kara.
Kondhomka
Iibsashada shayga kala qaybiska
Waa maxay qiimaheedu?
Caya waa shayga kala qaybiska 1 cabbirka caadiga ah. Qiimaheedu waxa uu u dhexeeyaa € 30 iyo € 35. Tuumbada shawad dilida qiimaheedu waxa uu u dhexeeyaa € 8 and € 10. Uma baahnid dawoDawoQaabka dawaynta caabuqa ama cudurka. Antibiyootiga tusaale ahaan waa dawooyin.Akhri wax badan qorid.