Furiinka
SharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan Dhajka
Netherlands, waxaad ka codsan kartaa maxkamadda furiin haddii aad rabto inaad dhammayso guurkaaga. Labada lamaaneLamaaneQofka aad la leedahay xidhiidh.Akhri wax badan ayaa go’aansan karaa inay codsadaan furiin. Nidaamka furiinkaFuriinkaDhammaadka sharciga ah ee guurka. Furiinka ka dib, waxaad guursan kartaa qof kale.Akhri wax badan, garsoorahu ma baadhi doono sababta doonista soo af jarka guurkaGuurkaXaflada iyo qandaraaska sharci ga ah kaas oo sameeya xidhiidhka sharciga ah oo…Akhri wax badan. Tan macnaheedu wax aweeye qaybta kale ma joojin karto furiinka.
Waxaad codsataa furiin addoo codsi u diraya maxkamadda oo marinaya qareenka. Qareenku waxa uu u gudbiyaa codsiga maxkamadda Ma ula codsanaysaan furiinka si wada jir ah lamaanahaaga? Markaas waxaad u baahantahay 1 qareen. Haddii hal lamaane oo keliya codsado furiinka ama haddii aydaan heshiin, mid kastoo idin ka mid ah waxa uu u baahanyahay inuu doorto qareenkiisa ama keeda.
Haddii aanad aqbalin waxaa jiri doono kullanka maxkamadda. Waxaa sidoo kale jiri doona kullanka maxkamadda haddii ay jiraan carurur u dhexaysa 12 iyo 18 kuwaas oo raba inay fikradood aka dhiibtaan wax ku saabsan qaban qaabada haynta. Qaban qaabada haynta waa qayb ka mid ah qorshaha waalidnimada. Miyaa kullanka maxkamadda loo baahanyahay? Xaaladaas garsoorahu waxa uu go’aamiyaa qaababka codsiga. Labbadiinuba waxaad heshaan xukunka garsaooraha uu soo mariyay qareenkaaga. Haddii aadan aqbalin go’aanka waxaad bilaabi kartaa rafcaan.
Nin iyo haweenay jooga xafiiska nootaayada si heshiiska furiinka loo sameeyo.