U turjun:
Baadhida HIV
Baadhitaanka la hubinayo haddii aad qabto HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan. Baadhitaanka la’aantii, ma hubi kartid haddii aad qabto ama aanad qabin HIV. Waxaa baadhitaano kala duwan. Baadhitaanada waxay qiyaasaan joogitaanka jidhka ku lid ah iyo ama farysaka il maqabatayga ah. Baadhitaanku waxa uu bixiyaa natiijooyin la isku halayn karo ilaa 6 todobaad ka dib markaa gasho khatarta ah caabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan.